Wariye madar sanyare

Wariye madar sanyare

Share

garadag

16/08/2022

Wasiirka horumarinta Biyaha Somaliland ayaa xadhiga ka jaray dhismaha Xarunta Wasaarada Biyaha ee gobolka Saaxil.

04/07/2022

Madaxweynaha S/Land Muuse biixi Cabdi Ayaa la kulmey xubnaha komishanka cusub Ee s/Land isaga oo Hadalo Dar daaranana u soo jeediyey

14/04/2022

Maareeyey kuxigeen wakaalada horumarinta wadooyinka somaliland ayaa soo kormeeray inta u dhaxaysa barkada cali xirsi iyo garadag wadad isku xidha gobolada sanaag iyo Togdheer

26/08/2021

Xoghaya Guud Ee Golah Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq X siciid Ayaan ayaa Beeniyey Warka Ay Sheegen Qaarka Mida Ah Warbaahinta Qaarkeed

24/07/2021

Badhasaabka Gobolka Sanaag Eng Axmed Cismaan Xasan Ayaa Tacsi U diray Qoskii Eheladii Qaranka Somaliland iyo Ciidanka Booliska Kan Tacsiyadeeye Geerida Kutimi taliyihii Saldhiga Booliska Degmada Garadag Marxuuma Cabaas Maxamed Diiriye oo Gacan ka Xaqdarani 23/7/2021 ku Dishay Tuulada God-heeli oo ka Tirsan Degmada Garadag

19/06/2021
Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


GARADAG
Hargeisa