Maan Graphics

Maan Graphics

Share

"Baro Xirfad Si Aad Bari Ugu Shaqayso"

03/01/2024


.....

Kuliyada
Waxay Bilaabaysa Fasalo Cusub Oo Lagu Baran Doono Xirfadaha Iyo Ee Graphic design ka Iyo Video Editing ka.
Kuwaas Oo Dhamantodba Lagu Sameeyay % Oo Ah Inaad oo Wada Socda Ku Iibsan Kartid ($15) ka liya.

"Hadaba Ardayda Laqaadanaya Way Kooban Yihiin Ee Fadlan H**e Isku Diwaan Gali"

Wixii Faahfahin Ama Warbixin Dheerad ahna Nagala Soo Xidhiidh..
WhatsApp Number kan +252 63-4607446

30/12/2023

✅ GRAPHIC DESIGN ✅
BUSHAARO... BUSHAARO... BUSHAARO
Majeceshahay inaad Barato Xirfadda (NASHQADAYNTA)
Madoonaysa Inaad Ka Mid Noqoto Dadka Ku Shaqaysta Xirfada
(GRAPHIC DESIGN-KA)...
Haday Jawaabtaadu Tahat HAA.
Waxa Uu Bilaabayaa Fasalo Cusub
Oo Lagu Baran Doono (Adobe Photoshop cc 2023) & (Adobe illustrator cc2023).

$12 Oo kaliya
yes
2 bilood

Inta Uu Cours-ku Socdo Waxa Lagu BAran Doonaa
Loo Sameeynaayo Designs-ka .
🟠INTERFACE OVER VIEW
🟠ROLL UP- DESIGN
🟠BANNER DESIGN
🟠CERTIFICATE DESIGN
🟠LOGO DESIGN
🟠BUSINESS CARD DESIGN
🟠ID CARD DESIGN
🟠INVITATION CARD DESIGN
🟠FLAYER DESIGN
Export Image and More.....

"Ardayda Laqaadanayaa Way Kooban Yhihiin Ee Fadlan H**e Isku Diwaan Gali"

Waa Taadi Ee Ka fa'idayso.

📲Whatapp Numper 063-4607446

27/12/2023



Sidee ayuu u shaqeeyaa xayeysiinta Facebook?

Maanta Facebook waa mid ka mid ah aaladaha ugu wanaagsan ee dhijitaalka ah ee loogu talagalay xayeysiinta, badanaa waxaa ugu wacan waxtarka gaaritaankiisa iyo, sidoo kale, soo celinta maalgashiga (ROI) ee laga heli karo ololeynta shabakaddan bulshada.
Xaqiiqdii, waxaa jira tirakoob ku saabsan nidaamkan oo si fiican u kala sarreeya. Gaar ahaan, waxaa jira tirakoob ka socda eMarketer, oo sheegaya in 96% dhammaan suuqleyda warbaahinta bulshada ee ka qaybqaatay sahaminta ay u tixgelinayaan Facebook inuu yahay kan ugu wanaagsan uguna waxtarka badan warbaahinta bulshada.

10/11/2023

✅ GRAPHIC DESIGN ✅
BUSHAARO... BUSHAARO... BUSHAARO
Majeceshahay inaad Barato Xirfadda (NASHQADAYNTA)
Madoonaysa Inaad Ka Mid Noqoto Dadka Ku Shaqaysta Xirfada
(GRAPHIC DESIGN-KA)...
Haday Jawaabtaadu Tahat HAA.
Waxa Uu Bilaabayaa Fasalo Cusub
Oo Lagu Baran Doono (Adobe Photoshop cc 2022) & (Adobe illustrator cc2022).

$12 Oo kaliya
yes
2 bilood

Inta Uu Cours-ku Socdo Waxa Lagu BAran Doonaa
Loo Sameeynaayo Designs-ka .
🟠INTERFACE OVER VIEW
🟠ROLL UP- DESIGN
🟠BANNER DESIGN
🟠CERTIFICATE DESIGN
🟠LOGO DESIGN
🟠BUSINESS CARD DESIGN
🟠ID CARD DESIGN
🟠INVITATION CARD DESIGN
🟠FLAYER DESIGN
Export Image and More.....

"Ardayda Laqaadanayaa Way Kooban Yhihiin Ee Fadlan H**e Isku Diwaan Gali"

Waa Taadi Ee Ka fa'idayso.

📲Whatapp Numper 063-4607446

07/11/2023

NEW COURSES | GRAPHIC DESIGN & VIDEO EDITING | Maan Graphics 2023

27/10/2023

COURSE VIDEO EDITING | ADOBE PREMIERE | HADA IS DIWAN GALI | +252 63-4607446 | Maan Graphics 2023

20/10/2023

NEW COURSES GRAPHIC DESIGN & VIDEO EDITING | HADA IS DIWAN GALI | +252 63-4607446

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa
DEG31MAY