19/03/2026
Ardayda, waalidiinta, maamulka iyo hawlwadeennada Al-Fawzaan International Schools, CIID MUBAARAK!
وكل عام وأنتم بخير 🤲
Please find us at Muuse Biixi Rd, Gaafane Area, Hargeisa, Somaliland.
AL-FAWZAAN INTERNATIONAL SCHOOL is a Primary & KG Islamic School, providing the Kenyan, British & Somaliland Curriculum, with extra resources to suit the learning needs of all pupils.
19/03/2026
Ardayda, waalidiinta, maamulka iyo hawlwadeennada Al-Fawzaan International Schools, CIID MUBAARAK!
وكل عام وأنتم بخير 🤲
17/02/2026
RAMADAN MUBAARAK!
May Allah grant us the physical ability and spiritual enlightenment to do the needful. Aamiin 🤲
17/02/2026
Ardayda, waalidiinta, maamulka iyo hawlwadeennada Al-Fawzaan International Schools, Ramadan Mubaarak. Alle ha ina waafajiyo kartida jidheed iyo iftiinka ruuxiga ah ee aan ku qabano inta baahan. Aamiin 🤲
31/12/2025
Asalaamu Calaykum
Tan waxa lagu wargelinayaa dhammaan waalidiinta iyo ardayda in Teeramka 2 ee sannad dugsiyeedkayaga 2025/2026 uu bilaabmayo Sabtida 03/01/2026.
Diiwaangelintu wali way furan tahay ilaa 31ka Janaayo 2026. Ha ka tegin! 📲0633141049
31/12/2025
Assalaam Alaykum
This is to inform all parents and students that Term 2 of our school year 2025/2026 is starting Saturday 03/01/2026. Admissions are still open until 31 January 2026. Don't be left out! 📲0633141049
Maa shaa Allah KG 2 kids reading with ease 👏
Diiwaangelintu waxay furan tahay ilaa dhammaadka Agoosto! 📲0633142049
22/08/2025
Your children deserve the best Education!
"Carruurtaadu waxay mudan yihiin Waxbarashada ugu fiican!" 📲063 3141049
14/08/2025
Unlock your child's full potential. Join us TODAY! 📲063 3141049. Diiwaangelintu waxay furan tahay ilaa dhammaadka Agoosto 2025.
MANHAJ FIICAN, MISAANIIN AH ❤️🖤💚
Sii carruurtaada waxa ugu wanaagsan!
Diiwaangelintu waxay furan tahay ilaa dhammaadka Agoosto! KG iyo Hoose/Dhexe. Faahfaahinta: 📲063 3141049 || 065 7188261
13/08/2025
Discover the joy of learning at Al-Fawzaan International School. Diiwaangelintu waxay furan tahay ilaa dhammaadka Agoosto!
📲0633142049 || 065 7188261
01/08/2025
GREAT NEWS NEWS FOR PARENTS!
This is to inform all esteemed parents that the Registration for 2025-2026 school year is already open, for KG and Primary student. For details, call: 063 3141049 / 065 7188261
| Monday | 07:00 - 12:00 |
| Tuesday | 07:00 - 12:00 |
| Wednesday | 07:00 - 12:00 |
| Saturday | 07:00 - 12:00 |
| Sunday | 07:00 - 12:00 |