Dell Online College

Dell Online College Dell Professional College provides professional Degree, Associate degree, and Diploma courses.

03/09/2026

Kulliyada Dell Professional waxay qaadanaysaa bishan Diploma of accounting and finance. ゚ ゚viralシ

02/09/2026

Kulliyada Dell Professional College waxay qaadanaysaa bisha barashada saxaafada iyo qaabeynta muuqaalada (Journalism and Video editing). Kooraskan waxaa bixinaya saxafiyiinta somaliland hadaba ku baro saxaafada muddo kooban kuna shaqo tag. La xidhiidh whatsApp +252634322538 ama 63 4316000

31/08/2026

Journalism and video editing ゚viralシ

Kulliyada Dell Professional College waxay qaadanaysaa bishan september classes cusub oo accounting ah kuwaas baxaya habe...
31/08/2026

Kulliyada Dell Professional College waxay qaadanaysaa bishan september classes cusub oo accounting ah kuwaas baxaya habeenkii. Hadaba la xidhiidh kulliyada oo ku taala suuqa hoose ee hargeysa fooqa ina afdiinle ee dalwanaaje ee ku yaala waqooyiga shirkada telesom ee kheyriyada. La xidhiidh whatsApp 63 4316000 +252634422990.

Kulliyada Dell Professional College waxay qaadanaysaa bishan dufcad cusub oo barashada saxafinimada ah iyo qaabeynta muu...
31/08/2026

Kulliyada Dell Professional College waxay qaadanaysaa bishan dufcad cusub oo barashada saxafinimada ah iyo qaabeynta muuqaalada (Journalism & Video editing).
Hadaba hadii aad.jeceshahay inaad muddo kooban ku noqoto wariye qibrad leh la xidhiidh kulliyada oo ku taala suuqa hoose, fooqa ina afdiinle ee dalwanaaje ee ku yaala waqooyiga shirkada telesom ee kheyriyada ama la xidhiidh whatsApp 63 4316000 +25634322538

25/08/2026

September intake Diploma Programs ゚ ゚viralシ

25/08/2026

Bisha September iyo koorsiska kuugu diyaarka ah kulliyada Dell Professional College haday ahaan lahayd offline iyo online labadaba hadaba wixii faahfaahin ah la xidhiidh whatsApp 63 4316000 ゚ ゚viralシ

18/08/2026

English Grammar sessions for everyone. August 25, 2026 at 9:00PM ゚viralシ

Kulliyada Dell Professional College English Grammar Sessions oo loogu talagalay arday walba oo jecel barashada English g...
18/08/2026

Kulliyada Dell Professional College English Grammar Sessions oo loogu talagalay arday walba oo jecel barashada English grammar-ka. Waxaana bixinaya Senior imstructor Suleiman Hassan Dirie. Wuxuu qabsoomayaa 25 bisha August. 9:00PM. Hadaba la xidhiidh whatsApp 63 4316000 si aad uga qeyb noqoto kulankaas una hesho linkiga. ゚ ゚viralシ

Kulliyada Dell Professional College qeybteeda online-ka waxay ku haysaa classes lagu baranayo sida loo.xisaabiyo shirkad...
13/08/2026

Kulliyada Dell Professional College qeybteeda online-ka waxay ku haysaa classes lagu baranayo sida loo.xisaabiyo shirkadaha ganacsiga (financial accounting) Kooraskaas waa free wuxuu soconayaa 4 bilood kaliya hada isdiwaangali. La xidhiidh whatsApp 63 4316000

Address

26 June, Near Shiraaqle Market
Hargeisa
00000

Telephone

+252634316000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dell Online College posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dell Online College:

Shortcuts

Share

Category