15/07/2026
๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐โ๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐
๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐! ๐
๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ ๐๐๐๐จ๐ง๐๐๐ซ๐ฒ ๐๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ wuxuu si diirran u soo dhoweynayaa ardayda cusub ee ku biiraysa Fasalka 1-aad ee Dugsiga Sare (Form One) sannad-dugsiyeedka ๐๐๐๐โ๐๐๐๐.
๐๐๐ฑ๐๐๐ ๐ฎ ๐๐จ๐จ๐ซ๐๐ง๐๐ฒ๐ฌ๐๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ ๐๐๐๐จ๐ง๐๐๐ซ๐ฒ ๐๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ?
โ
Macallimiin aqoon, khibrad iyo hufnaan leh.
โ
Waxbarasho tayo sare leh oo waafaqsan manhajka qaranka.
โ
Deegaan ku habboon waxbarashada iyo horumarka ardayga.
โ
Barbaarin ku dhisan akhlaaq wanaagsan, dhaqanka suubban iyo qiyamka Islaamka.
โ
Daryeel iyo hagid joogto ah oo kor u qaada guusha ardayga.
๐ข Diiwaangelintu Hadda Way Socotaa โ Isdiiwaangeli Maanta!
๐ ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ข ๐
๐๐๐ก๐๐๐๐ก๐ข๐ง ๐๐ก๐๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ก:
063 4732931
063 4732934
063 4732937
๐ ๐๐ก๐๐ญ๐ฌ๐๐ฉ๐ฉ: ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐จ๐จ๐๐ญ๐ ๐๐ฎ๐ ๐ฌ๐ข๐ ๐:
Ilays Secondary School
Ga'ma Dheere, Buurta Kala Jeexan
Hargeysa, Somaliland
๐ฐ๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐ โ ๐ป๐๐๐, ๐ป๐๐๐๐๐๐๐
๐๐๐ ๐ด๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐พ๐๐๐๐๐๐๐๐.
kusoo dhawaw dugsiga sare ee Ilays, laanta 1aad ee ku taala Caasimadda Hargeysa, Buurta-kala-jeexan.