17/07/2024
Mujahid Cali xamud jibriil nolow adeer
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Abdi Yusuf rirash, College & University, Hargeisa.
17/07/2024
Mujahid Cali xamud jibriil nolow adeer
28/06/2024
01/05/2024
Xukumada xiligedu dhamaday ee la dalaa dhacaysa tiif iyo taag daro ayaa dhalin yaradii gobolka awdal Ku xidh xidhaysa fikirkoda iyo darenka dhalin yarada gobolka awdal
Qarankii la wado lahaa ma qabii buu isku badalay lascanod tagtee malaha waa kolkii awdal mida kle cali xamud jibril ader beel hubaysan buu ka soo jedaa dhulbahtad ka cabadene samorna iska daye reer maxamed baa saska qadaysan
Ahmed Abdi Yusuf rirash University
18/01/2022
Madax weyne dadka iyo dalku ha ku sinado
Lkiin umada jamurayada somalnd wxay nabad iyo Sami qaybsi lkiin manta waa mida gababsiya tasin wxay wxa yelanaysaa jirtankii 30sanno een dhisanahay umada wxay u bahantahay sharci iyo sinaa wxa lugu dhaqo tasina wxa loga fadhiyaa madaxweynaha jamurayada md:muse bixi Abdi
Qarankena somalnd waa qaran dimuquradiya umadisun ay u wado midaysan yhiin wxan halka ku so gadhay isku tanasul iyo wxa wado lahansho
Wxa argagax & amo kaga ku noqotay golihii sharci dajinta ee barlamka goob dagal tasin wxay wiqaysaa qaranka sharaftiisa & samcadiisa
Xlday manta somalnd ku jirto wxay ubahan tahay isbadal si uu qaranka maskaxdena muruqena & mlkenba galinay si uu u noqdo mid midhihiisa la gurto
Qarankii aanu lahaybaa qabiil ku dambeyay somalnd manta talay u bahantahay
Wxan loo bahan yahay xiligan lugu jiro somalnd la wdo leyahay lkiin tasi ilaa imika ma dhicin hdii ay sii socotan jir mayso wxa la yidhahdo somalnd