Hiigsi academy

Hiigsi academy

Share

Hiigsi academy waa xarun bixinaysa dhamaan tababarada muhiimka ah ee dhalinyaradu u baahantahay

Photos from Hiigsi academy's post 21/01/2022

waxa si toos ah shalay oo ay taariikhdu ahayd 20/1/2022 noogusoo gabagaboobay dufcadii u horaysay ee ka baxda HIIGSI ACADEMY oo ka koobnaa 42 arday
dhamaantiin hambalyo hambalyo hambalyo๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

ballanteenu waa hiigsi iyo himilo fiican

Photos from Hiigsi academy's post 21/01/2022

waxa shalay oo ay taariikhdu ahayd 20/1/2022 waxa uu si rasmiha tababaradii ugusoo dhamaadeen ardaydii ugu horaysay ee ka baxda HIIGSI ACADEMY oo ka koobnaa 42 arday dhamaantiin hambalyo hambalyo hambalyo๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘

ballanteenu waa hiigsi iyo himilo fiican

27/12/2021
26/12/2021

Hiigsi academy waa academy ka aasaasan magaalada hargeisa waxaan bixin doonaa tababaro aan ugu talo galnay dadka ku nool hargeisa inay ka faaidaystaa

tababaradas waxa bixin doona macalimin khibrad u leh tababarka ay bixinayaan

tababaradu wakhtiga ay bixi doonaan wuu kala duwanyahay galin hore,galin danbe iyo habeenba

wakhti kooban ayaa ka hadhay inaan shaacino tababarada aan bixin doono

fadlan nagu xidhnaada oo bageka noo like iyo shere gareeya si uu dad badan oo xiisayn doona tababarada aan soo wadno u gaadho

ballanteenu waa hiigsi iyo himilo fiican insha allah

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa