Somali Online Academy

Somali Online Academy Subaxii Allah keenaba cilmibaa soo siyadee Sakaan somali Online Acdemy ku hayaa

WELCOME OPEN HANDS
06/10/2022

WELCOME OPEN HANDS

🌟✅Shaqo kasta waxaa Shardi ah inaad taqaano Computerka Wakhti Xaadirkan  Casriga ah.✅Computer Application ama Computerka...
11/12/2021

🌟✅Shaqo kasta waxaa Shardi ah inaad taqaano Computerka Wakhti Xaadirkan Casriga ah.
✅Computer Application ama Computerka Bilawga Ah ✅
"Horumari Naftaada oo Baro Computerka"
_Online_Academy waxaa uu bilabayaa fasalo cusub oo Computer application ah .
Iyadoo laguugu dhigidoono qaab casri ah 10 iyo office .
Mudada uu Course kani socdo Waxaad baran doontaa Barmaamijyada kala ah :-
1 : Introduction to Windows
2 : Microsoft office Word
3 : Microsoft office Excel
4 : Microsoft office Access
5 : Microsoft office PowerPoint
6 : Microsoft office Publisher
7 : Microsoft office Outlook
🌟Fursadan Waxaa Ka fa'iidaysanaya Qofkasta oo Jecel Barashada Computerka Oo Bilawa ama Qof h**e usoo qaatay oo isleh Muraajacayso.
Fadlan Nagalasoo Xidhiidh Whatsapp number
Whatsup Number :065-9045789
Whatsup Number :063-6122141

Dhamaan qofkastoo jecel barashada computer in la bilaabayo course cusub ka sii oo la yidha computer application bishan d...
04/12/2021

Dhamaan qofkastoo jecel barashada computer in la bilaabayo course cusub ka sii oo la yidha computer application bishan december oo lagu dhigan doono qaab online ah haddii daneysid couse h**e isku diwaan gali adigoo baran doon waxayabahan hoos ku xusan oo kala ah
1: introducation windows 11
2: Microsoft word
3: Microsoft Excel
4: Microsoft power point
5: Microsoft access
6: Microsoft publisher
7: Micorosoft outlook
8: internet litercy

Course markaad dhameysto waxaad awood buuxada u yeelan doonta isticmaalka computer iyo inaad noqoto qof leh xirfada u ku shaqaeysto madama wakhtigan aya daruur noqotoyo goob kasto shaqo looga bahaan yahye inaad taqaan computer sida uhesho warbixin dhameystrin la soo xidhiidh numberda hoose ka qoran .

Telegram ; +252659045789
Watsapp : +2526122141
Watsapp : +252659045789
Email : [email protected]

Hello guys today ?
14/11/2021

Hello guys today ?

13/11/2021
13/11/2021
13/11/2021

NEXT WEEKS start New course computer application

Address

NEAR GOLLIS UNIVERSITY
Hargeisa
65904578

Telephone

+252636122141

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Online Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Somali Online Academy:

Shortcuts

Share

Category