17/04/2020
(COVID-19) iyo difaaca jirka kor uqaado
coronavirus (COVID-19) wuxu saamayn xoog leh ku yeeshay aduunka khaasatan dadka u Nugul sida dadka qabo kale ee ku dhaco (ASMADA), xanuunka , Dhiig karka, dadka Difaaca jirkoodu yar-yahay dadka qabo badan , iyo dadka ’doodu 60 ka wayntaahy.
waxa jiro kor uqaado jirka si loola dagaalamo waxyaalaha jirka soogalayo sida virus-ka iyo bakteriya-da
marka ay yimaadaan xanuunadaan oo kale sida waxaa si dibiiciya u ladagaalamo oo jirka ka baabi’iyo difaaca jirka ee loo yaqaan immune system
hadaba waxa jiro cuntooyin gaara oo uu ubaahanyahay difaaca jirka (immune system)
maadooyin (vitamin A), C, E, D iyo macdanta oo laga helo khudaarta iyo miraha (vegetables and fruits) waxay kor uqaadan oo ka qayb qaataan shaqada difaaca jirka (immune system) si loola dagaalamo virus-ka iyo bakteriyada jirka soongasho
laga helo maadooyinka beta-carotene(vitamin A), vitamin C, vitamin E, vitamin D iyo macdanta zinc oo mihiim u ah difaaca bini’aadanka si jirka looga soora virus-ka soo gali sida coronavirus
1. (vitamin A), waxa laga helaa :carootada (carrot) , baradho –macaanta (sweet potato) , khudaarta cagaaran sida koostada iyo bocorka (pumpkin)
2. C waxa laga helaa : seytuunka (guava) qaybaha liinta sida liin banbeelmo,liin dhanaan iyo liin oranji , banbanooniga (bell pepper) babayga (papaya), toonta (garlic) iyo Strawberry-ga
3. E waxa laga helaa : Saliida dhirta sida saliid saytuunka Miraha qubka leh (Nuts) sida lowska (peanut), aamandhada (almond) , aafakaadhada (avocado)
4. D waxa laga helaa : Caanaha la adkeeyay sida caano booraha, Kalluunka ,saliidiisa, toonta iyo Ukunta
macdanta : cuntada badda, cuntada baalka leh iyo khudaarta cagaaran
5.cabida badan : Biyuhu waxay muhiim u yihiin nolosha waxay ka qayb qaataan caafimaadka jidhka iyo qashinsaarka sunta .. jidhka bini’aadamka 50% ilaa 70% waa biyo.
-dheh oo gaarsii asxaabtaada si ay uga faaideystaan.