11/09/2025
Online Ah kubaro Oo Balaasha adiga OO gurigaaga jooga iyo goobtaada Shaqo Markasta iyo Meelkasta,Maadooyinkan Taad Rabtid .
📒English
📘Soomaali
📝khad Carabi iyo Laatiiniga (farqurxin)
🖥️Computer
CARABIGA
XISAABTA Dugsi Hoose Dhexe ilaa Sare.
Bishan waxa Ay idiin Soo kordhisay Cashar Online Barashada Culuumta mudaawaadka
(Barashada dhirta Dabeeciga )
👉 faahfaahin kala xidhiidh: +252634469120
Ama whatsapp : https://wa.me/252634469120