Hage Home-teaching School

Hage Home-teaching School

Share

Connecting parents with qualified home tutors in Hargeisa.

We provide trusted, subject-specialist teachers to support your child’s success at home.
πŸ“š All subjects | 🏠 Home & Online | πŸ“ž Contact us via WhatsApp

11/05/2026

Ku soo dhawoow Hage Home-teaching School πŸŽ“
Waxaan isku xirnaa waalidiinta iyo macallimiin tayo leh oo guriga wax ku dhiga.

πŸ“ Hargeisa
πŸ“š Dhammaan maadooyinka
πŸ“² Nala soo xiriir WhatsApp si aad u hesho macallin
65 4558285

πŸ‘‰ Follow garee page-kan si aad u hesho talooyin waxbarasho iyo adeegyo tayo leh.

15/11/2021

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

dhamaan bahweynta jecel waxbarashada waxa loogu bushaareynaya in machadka HAGE Home-teaching School soo kordhiyey courses kala ah:
1. Introduction to psychology.
2. Introductory course about Measurement and evaluation.
3. Public speaking and human development.
Waxa intaas ku dheer in ardeyda u baahan macalin guri ama home teacher; ay qaab online ah soo kordhisay oo lagu caawin doono insha Allaah.
Faahfaahin dheeraad ah, lasoo xidhiidh whatsup numberkaas: 063-7372905

08/03/2021

Asc
Waxan aan idiin furnay school-kan cusub oo ka shaqeyn doona haggida, toosinta iyo caawinta ardeyda dhamaan heerarka kala duwan ee waxbarasho ku jira.
Schoolku wuxu u shaqeyn doona qaab online ah iyo qaab offline ahba.
Waxa school-kan kuugu diyaara macalimiin takhasus ka haysta qaybaha kala duwan ee aqoonta.
Waxan markasta u taaganahay in la helo ardey isku filan, kalsooni leh isla mar ahaantana xallin kara caqabadaha so wajaha.
Waad mahadsantihiin, wixii faahfaahina si gaar ah ayad noola soo xidhiidhi kartaan.

Tell: 063-4558285

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa Road No 1
Hargeisa