Madarasada Daar Al-Furqaan-Hargaysa

Madarasada Daar Al-Furqaan-Hargaysa

Share

ku so dhawaw Alfurqaan Online school oo aad ku baran doonto xifdiga Quraanka kariimka ah Muddo kooban Haddii Alle idmo

23/11/2025
15/11/2025

Nashiido.

Photos from Madarasada Daar Al-Furqaan-Hargaysa's post 09/11/2025

waxa maalinkii khamiista ee 06/11/2025 ay macalimiinta iyo maamulka madarasadu dalxiis kooban u saareen qaar kamid ah ardeyda wax ka barata madarasada daar Al furqaan.
kuwaas oo ah kuwa kaalma sare ka galay imtixaan sharigii bishan

13/02/2025
Photos from Madarasada Daar Al-Furqaan-Hargaysa's post 16/11/2024

OGoysiis OGoysiis OGoysiis

waxa la ogoysiinayaa dhamaan ardeyda, iyo waalidiinta, ubadkoodu wax ka bartaan Madarasada Daar Al-Furqaan-Hargaysain dugsigu fasax yahay labada cisho ee axada iyo isniinta.
waxbarashada iyo duruustii dugsigana dib loo furi doono maalinka salaasada oo ku beegan 19/11/2024.

sido kale waxa tacsi tiiranyo leh u dirayaa dugsigu EHeladii,iyo Qaraabadii,iyo dhamaan shacabka qaranka soomaliland ee uu ka baxay madaxweynihii h**e ee qaranka soomaliland mudane : axmed maxamed maxamuud {siilanyo} ilaahay waxaynu u waydiinaynaa inuu u naxariisto dambigiisana dhaafo.

27/09/2024

تقدم مدرسة دار الفرقان أسمى التهاني والتبريكات لمعلم سيد علي محمد جامع بمناسبة زواجه.

نسأل الله أن يبارك لكما ويرزقكما السعادة والفرحة طيلة العمر، وأن تقر أعينكما بالذرية الصالحة. زواج مبارك لأحلى عروسين. بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير. نسأل الله أن يرزقكما الحب والمودة، وأن يرزقكما كل الخير. مبارك عليكما!

03/09/2024

Madarasada Daar Al-Furqaan-Hargaysa

31/08/2024

Madarasada Daar Al-Furqaan-Hargaysa xafladii abaal marintii ardaydii u saraysy sanad dugsiyeedkii dhamaaday

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


M. Moge
Hargeisa