09/03/2023
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Aad baan idiin kaga mahadnaqayaa walaalaha wakhtigooda noogu soo hurey si ay ubaartaan; ●kalaamka Alle
●Carabiga
● farbarashada
●English
●Maths
●Somali
mida kale waxa aanu soo kordhiney in aanu ukala qaadney laba qeybood oo ay udhigayaan Macalimiin dumar iyo rag ba isugu jira waxaanu kale oo aanu idiin sheegeyna in aanu idiin soo kordhiney in aanu habeenkii aanu ukala qaadney qeyb dhigata
✅Habeenka Axada ilaa habeenka arbacada
✅ qeyb dhigata Habeenka khamiista ilaa habeenka sabtida
Hadii aad diyaar utihiin waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan numberada shaashada idiinka muuqda
✅Http://wa.me/+252636382919
✅Http://wa.me/+252672037706
Ama calaamada button ka hoose taabo ee WhatsApp 63 6382919
By:Ustaad Hajji Madar Nasir