Hagaha Buugga Qalin Jabinta

Hagaha Buugga Qalin Jabinta Halkan waxad ka helidoontaa cilmi baadheyaal ku xeel dheer maadada Research-ka

01/05/2026

Ku soo dhowow hagaha buugga qalin jabinta

16/04/2026
05/05/2021

Haddii aad tahay arday sanadka jaamacad Ka qalin jabinaya waxan kaa caawin karnaa buugga qalin jabinta anagoo siyaabo Kala duwan kuu caawin doona, haddii aad u baahan tahay fadlan nala soo xidhiidh ama hoose noogu reeb comment anagaa Kula soo xidhiidhaynee.

and Share dheh .

Mahdsanid idam alle.

Hagaha buugga qalin jabinta waa page ay Ku midaysan yihiin macalimiin aqoon iyo waayo aranimo u leh  Research-ka ,waxay ...
20/04/2020

Hagaha buugga qalin jabinta waa page ay Ku midaysan yihiin macalimiin aqoon iyo waayo aranimo u leh Research-ka ,waxay diyaar ula yihiin hagid iyo talo siin wax Ku ool ah qofkasta oo u baahan in laga caawiyo buugga qalin jabinta .Waxan ardayga u caawinaa siyaabo Kala duwan ,haddii aad tahay arday sanadka qalin jabinaya una baahan caawimaad fadlan fariin hoos noogu reeb.

Mahadsanid idam alle

Address

Hargeisa

Telephone

+252634707385

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hagaha Buugga Qalin Jabinta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Hagaha Buugga Qalin Jabinta:

Shortcuts

Share