26/09/2022
PART 3
PHP SYNTAX-QAAB QORAALKA PHP
php code marka aad doonaysid in aad qortid waxaad ka bilaabaysa qaabkan
filka php marka ad save garaynaysid waxaad raacinaysaa .php
School of business and technology
26/09/2022
PART 3
PHP SYNTAX-QAAB QORAALKA PHP
php code marka aad doonaysid in aad qortid waxaad ka bilaabaysa qaabkan
filka php marka ad save garaynaysid waxaad raacinaysaa .php
24/09/2022
PART 2
Sidoo kale php waxaad ku samayn kartaa form data lagaga soo guri karo
waxa kale ee samaysaa php waa in hali karto waxa loo yaqaan cookes.
sidoo kale waxa wax kabadal ku samayn kartaa database iyo wax yaale kale oo fara badan .
suaal kale ayaa laga yaaba in aad iswaydiinayo maxaynu u dooranay php ee aynaan u doran luuqadaha kale ee computerka programiyo .
1:php waxa lagu shubi karaa dhamaan platforms jjra sida WINDOWS , LINUX ,UNIX ,MACOS iyo qaarkalebada.
2: PHP waxa la jaanqaadi kartaa dhamaan serverada jira sida APPACHA ,ISS IYO qaarkale bada
3:PHP waxay taagerta ama lagu isticmaali karaa database farabadan sida mysql
4:PHP waa bilaash.
5:PHP waa fududtahay waxayna ku shaqaynasaa serverka dhexdiisa si heer sara ah.
24/09/2022
PART 1
PHP waa luuqad ka mid ah luuqada loogu talagalay in lagu isticmaalo serverka,waxaana ay caan ku tahay in lagu dhisay FACEBOOK oo ah midka aad imka igala socoto .
PHP waxaa loosoo gaabsanday [HYPERTEXT PREPROCESSOR ]
PHP Waxa leedahay Taariikh , Taariikhdeedana mar gaah ayay soo qoranayaa inshalah.
WAA MAXAY PHP?
PHP waa luuqad aad loo isticmaalo aad u awood badan ,waa luuqad open source ah macneehadu aan lagaa xigsanayn cid gaar ah ama shirkado aan u xidhnanyn ,
Luuqadan php waa bilaash si fududna waad kusoo dagsan kartaa .
PHP FILE.
php files waxa ay ka kooban yihiin HTML ,CSS ,JAVASCRIPT IYO PHP scripts .
Extensionka ay isticmaasho php ama ay leedahay file pho waa .PHP
Waxaad is waydiinaysaa maxay qaban kartaa php hadaan barto .
PHP waxaa lagu dhisaa websites waxaad aad u caansan oo lagu dhisay facebook iyo wordpress oo ah labaduba laba aad loo isticmaalo .
sidoo kale waxaad ku aburikartaa,ku furikartaa ,ka akhrikartaa ,kaga titirikartaa ama ku xidh-xidh kartaa filesha serverka ku jira.
24/09/2022
PHP
12/05/2022
Casharada JavaScript -Part 1 Variables iyo Datatypes Salaamu calaykum soo dhowaada asaxaabta ,faexschool waxa uu xooga saarayaa xrifadaha ama luuqadaha computerka lagula sheekaysto waxaanan casharada xooga saar...
06/05/2022
https://www.youtube.com/watch?v=EvuzbzkfiHc
Casharada javascript Qaybta 2aad Salaamu calaykum soo dhowaada asaxaabta ,faexschool waxa uu xooga saarayaa xrifadaha ama luuqadaha computerka lagula sheekaysto waxaanan casharada xooga saar...
05/05/2022
https://www.youtube.com/watch?v=6UL8l9R9Cg8
Luuqada javascript macluumad muhiim oo ku saabsan luuqada! Hordhac Salaamu calaykum soo dhowaada asaxaabta ,faexschool waxa uu xooga saarayaa xrifadaha ama luuqadaha computerka lagula sheekaysto waxaanan casharada xooga saar...
01/05/2022
Eid mubarak dhamaan umada islaamka ah oo dhan ,
29/04/2022
Macluumad muhiim ah oo ku saabsan faezschool ?✅ ✅ Waxaan rajaynayaa inaad jeclaysatay muuqaalka✅schoolka xirfadaha lagu bixiyo✅quickbook accounting✅web development✅accounting ✅business management ✅iyo barn...
15/04/2022
27/12/2021
Habka Diwaangalinta Xisaabadka Ganacsiga
Nidaamaka Labada Dhinac Lagu Diwaan Galinayo(The Double Entry System)
Nidaamkani waa lafdhabarta xisaabadka.
Qeexid
waa maxay nimaadka double entry system-waa nidaam xisaabeedka lagu diwaangaliyo wixi macaamilo ah ee ganacsiga, kaas oo samayn ku leh laba account xisaabeed ama kabadan,
waxaanna uu ku salaysan yahay xeer xisaabeedka labada dhinac,
Debit and Credit
Qeexid -luuqada xisaabadka marka la sheegayo waxa loo kala yaqaana
Debit -Dhinaca bidiz ee accountka
Credit -Dhinaca midig ee accountka
Marka aynu eegayno double entry system waxa lagu qoraa macaamilada ganaciga ka dhex dhacday markay ugu yartahay dhinaca bidix (debit) ee account iyo mid kale oo account ah dhinaca midig (Credit) , taa macnaheedu wa in uu is dheeli tiraan dhinac bidix iyo dhinac midig ee account uu saameeyay macaamilada ganacsi ee dhacday.
Account
waa meesha lagu ururiyo xisaabta isku midka ka hadlaya tusaale accounka hantida ,account daynta ganacsiga lagu leeyahay iwm.
marka ay noqdaan dhowr accountna ah waxa loo yaqaanaa ledger .
waxa jirta sharciyo uu raaco Debit Iyo Credit, qoraalka xiga ayaynu inshalah ku faaqidaynaa
com-
| Monday | 08:00 - 19:00 |
| Tuesday | 08:00 - 19:00 |
| Wednesday | 08:00 - 19:00 |
| Thursday | 08:00 - 19:00 |
| Saturday | 08:00 - 19:00 |
| Sunday | 08:00 - 19:00 |