Dugsiga Himilo Quran Online

Dugsiga Himilo Quran Online Baro Quranka Adigoo Gurigaga Jooga Ama Goobtaada Shaqo +252 634774967

https://wa.me/0634774967

  waxa la qadanaya arday koban ka faaaidayso furasad Alle ku siyay oo ku  baro quranka higaada
29/12/2025

waxa la qadanaya arday koban ka faaaidayso furasad Alle ku siyay oo ku baro quranka higaada

  waxa laqadanya arday kooban fadlan ka faidayso isqoristu wy socoda
13/08/2025

waxa laqadanya arday kooban fadlan ka faidayso isqoristu wy socoda

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Dugsiga Himilo Quran Online waxaa aad ka baran kartaa qur'aanka Kariimka ah, adigoo adduu...
14/04/2025

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Dugsiga Himilo Quran Online waxaa aad ka baran kartaa qur'aanka Kariimka ah, adigoo adduunka halkaad doonto ka jooga, da' kasta oo aad tahay.

iyadoo ay ku bari doonaan macalimiin khibrad badan u leh dhigista duruusta kala duwan, casharada aannu bixinnana waxa ka mid ah:
1. Qur'aanka
2. Higaadda
3. Tajwiidka
4. Tafsiirka Qur'aanka
5. Axaadiista
6. iyo ducooyinka

Aaladaha lagu kulmayaa waa ZOOM iyo SKYPE, waxa aannu bishan qaadanaynaa arday kooban, ka faa'idayso fursaddan oo aynu wada bilowna safarkii aad ku baran lahayd qur'aanka kariimka ah iyo aasaaska diinteenna suuban.

Wixii faahfaahin dheeriya nagala soo xidhiidh WhatsApp-ka 63 4774967

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Himilo Qur'aan Online, waxaa aad ka baran kartaa qur'aanka Kariimka ah, adigoo adduunka h...
04/11/2024

Dugsiga barashada Qur'aanka ee Himilo Qur'aan Online, waxaa aad ka baran kartaa qur'aanka Kariimka ah, adigoo adduunka halkaad doonto ka jooga, da' kasta oo aad tahay.

iyadoo ay ku bari doonaan macalimiin khibrad badan u leh dhigista duruusta kala duwan, casharada aannu bixinnana waxa ka mid ah:
1. Qur'aanka
2. Higaadda
3. Tajwiidka
4. Tafsiirka Qur'aanka
5. Axaadiista
6. iyo ducooyinka

Aaladaha lagu kulmayaa waa ZOOM iyo SKYPE, waxa aannu bishan qaadanaynaa arday kooban, ka faa'idayso fursaddan oo aynu wada bilowna safarkii aad ku baran lahayd qur'aanka kariimka ah iyo aasaaska diinteenna suuban.

Wixii faahfaahin dheeriya nagala soo xidhiidh WhatsApp-ka 63 4774967

  1Aad  Dhameystaya 5 JUS Dugsiga Himilo Quran Online
20/09/2024

1Aad
Dhameystaya 5 JUS
Dugsiga Himilo Quran Online

Dadka Qaarkood xilliyada nasashadooda waxay ku Qaataan inay dadyowga kale ka daba shaqeeyan kana sheekaysta , Qaarkoodna...
27/07/2024

Dadka Qaarkood xilliyada nasashadooda waxay ku Qaataan inay dadyowga kale ka daba shaqeeyan kana sheekaysta , Qaarkoodna taasaba shaqo u ah murti carabeedbaa tidhaahda:
"من راقب مات هما "
Qof dadka kale shaqo ka dhigtaa murubuu udhintaa
Qofka wanagsn waa lagu yaqaan erayo wanagsan
iyo inu yidhaahdo masha allaha

17/07/2024

Dugsiga Himilo Quran Online
Dugsiga Himilo Qur,an Online oo looga bartay wax barasho tayo leh,waxa uu qaadanayaa arday cusub sannad dugsiyeedka 2024/2025 haddaba iska diwaangali
https://wa.me/0634774967

Address

Hargeisa

Telephone

+252634774967

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dugsiga Himilo Quran Online posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Dugsiga Himilo Quran Online:

Shortcuts

Share

Category