04/11/2021
Inaaad ciyaaar saadliso waxa sahalan maaha waa inaaad la kaaashto waaayo
Argnimda ka haysto kubada cagta
Wadankiin wx u barta
04/11/2021
Inaaad ciyaaar saadliso waxa sahalan maaha waa inaaad la kaaashto waaayo
Argnimda ka haysto kubada cagta
20/07/2021
Ciiid Wanaagsan dhamnba ummada
Muslimka meel ay joogaaba
ALLE CIIDAN CIIDEEDA CAAFIMAAD
HYGU GAADHSIIYO aaaaamin
Gabeyga Alle ka cabsiga abwaanka geyiga Somalia ka caanka ahaa
Alle hownaxriistee abwaan saalax maleydirey
cirka dam ah ayaad dacal ka faydaaye
shamsadu daalacada dunidu nuurtaaye
dalkoo baad disha biyeysaaye
dugagiyo iyo dad iyo duunyo ka cabana
cirkoo diiran baad caad ku dabadtaaye
daruur culus helaa di.dana yeeshaaa
ay dureeemada dhulkiyo dixidu baacadeeye
mid duunyo yar baad darjo siiyaaye
ka laga dayriyiyo hayga dhigin daaalin
Ooo ducada iii qaaad sidaan kaa dalbadey caawa
Ameerica waa laga heleyaaa
Australia waa laga heleyaaa
Yurupna waa laga heleyaaa
Xataa africa waa lag helyaa
Balse Aasia laga heloyaa.maayo
Sheeg hdad garato?
Somali xabaal bay kaa dul Amaanta adigoo xabbad kaniin ah u dhintey
Cadaalad waa lagu caafimadaa
YAA SABAB U AH DOWLAD BURUrka IYO DEGID-LA.AANTA SOMAALIA
Yaa ka danbeeyey bururintii dowladnimdii somalida?
Yaaa hor taagan in dib loo sooo
Celiyo?
Yaa hoosta ka hurinya dagaalda
Sokeeye aaan dhaamadka layn.
Sababtiisana la garaneyn.
Lixba shililky is dhigtaa lagu gowracaa.
Wxa jira murun soo noqnoqda dad badan oo somali ah marka ay cidi soo hadal qaado.in ay jirto gacan shiishiiye ama hagar daamo wada ama cadow dabedeed si dadban.ugu shaqeynya
Somalia wxa asaageed ka reebey saddax
1;Qabyaalad
2:Hogaan xumo
3:Cadaaalad xumo.
Musuqmaasuq Ay caadeysteen siyaasiyiin
Dad aan damiiir lahyn.waa saddaxda aafo qaranimda ee curyaamiyey dibin daabyda cadowgana Albaabka
U balaqey.
Waxa iidiin ban dhigi dooonaaa
Dhacdooyin runa iyo sheekeeyin
Maskaxdaaadu rogrogi dooonto