26/04/2023
BUURTA DEGMADA SHEEKH
Unity organisation
26/04/2023
BUURTA DEGMADA SHEEKH
25/04/2023
Dadkaan oo kale...
Dhulkan dushiisa lagama yaqaano
Lkn samada ayaa laga yaqaanaa
Karaamada iyo Sharafta Alle xagiisa lagu kala sara marana waa Alle ka cabsi uun.. ee ma aha yaa u hanti badan, yaa ugu awood badan, yaa ugu cilmi badan, yaa ugu qabiil wanaagsan, yaa ugu caansan
NIN MUSLIM AHAAN JIRAY BALSE HADA HAYSTA DIINTA CHIRISTANKA.
20| Ramadaan
Rasuulku (scw) wuxuu yidhi;
Qofkii sooma bisha ramadaan isagoo iimaan leh kana doonaya ajirkiisa Allaah waxaa loo dhaafi dambigiisii h**e.
[Saxiix Bukhaari
Allow noo dhaaf dambiyada oodhan
24/09/2022
jawaabta saxda ah.
Follow and like
23/09/2022
Sidey u fikirto bulshadu iyo sida tahay fikirka saxda ah ee qoyska muslimka ah.
22/09/2022
Horumarka dadyowga waxa muujiya sida ay dhulka korkiisa ugu tartamaan, inta ubadan aqoonta iyo waayo-aragnimada lagu faanayo ee ku jirta qof maskaxdiisa waxa ka muuqasho hal qof oo dariiqa ku xardhay sawir-gacmeed ama farshaxan, taas oo keentey siduu filayey in ka faaido badan, laga yaabo inaan h**e loogu arkin fikradan bulshooyinka dhexdooda, inta yar baa keenaysaa in loo aqoonsado dadka deegaanka ku nool dad leh hal-abuur. Qofkasta hanka uu rabo waxa ka horreysa inuu abuuro fikrado waxtar iyo bilic leh, waxay keenaysaa in liiska dhaqdhaqaaqa bulsheed laga ogaado tan, laakiin dad isku mid ah, kii waxbartey ama aan baran, waxba k**a bedelayso in la isku canaanto horumar la'aan, lagama dhigo waxyaabaha macno la'aanta ee soo kordha fikrad lala yaabo, laakiin, Adigu inaad fikrad yar soo bandhigto haka dhigin wax xishoodo, ganacsiga, dhaqaale abuurka, wadaniyada, ilbaxnimada, wax soosaarka iyo hab fikirka lagu tirtirayo bulsho fikirkeedu hooseeyo waa muhiim.
20/09/2022
Dowga degmada sheekh
🎥 himilo
So dhaweenti sheekh md muuse bixi cabdi
18/08/2022