مركز دار الخير لتحفيظ القرآن وعلومه

مركز دار الخير لتحفيظ القرآن وعلومه Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مركز دار الخير لتحفيظ القرآن وعلومه, Education, Hargeisa.

19/10/2025

Soo dhaweynta iyo mahadnaqa martida

18/10/2025

Maxaa loo aas aasay markiska daarul kheyr

Xaflada qalin jabinta  markisska daarul kheyr
16/10/2025

Xaflada qalin jabinta markisska daarul kheyr

30/07/2025

Qeybta kg ee daarul kheyr kusoo dhawaada

Qeybta online Daarul-Kheyr
02/06/2025

Qeybta online Daarul-Kheyr

Kusoo dhawaw daarul kheyr offline iyo online ba
10/01/2025

Kusoo dhawaw daarul kheyr offline iyo online ba

19/11/2024

Ugu h**eyn alle ayaaa mahad leh soo gaadhsiiyey markiska daarul kheyr sanadkiisii kowaad waxa la aasaasay markiska taariikhdu marka aya aheyd 14/10/2023 waxaana si caadiya uu ufurmay 1/11/2023

Hadda markisku mudadaa halka sano waxa u qabsoomay wax yaabo fara badan inuu mudadaa kusoo saaray ardey higaada nuuraaniya ka dhisan sidoo xifdigana ka dhisan sidoo markisku waxa uu mudadaa ku dadaalay waxbarashada dadka waa weyn oo ùu ka dhisay carabiga afsomaliga iyo xisaabtaba

Hanbalyo dhamaan maamulka iyo macaimiinta iyo waalidiinta markiska daarul kheyr

16/10/2024

Markiska daarul kheyra qeybtiisa online ayaa idiin bilawdey online classes sida
1:quranka
2;xadiiaka
3:tafsiirka
4:luuqada


Fiiro gaar waxa idiin diyaara qeybta dadka waa weyn ardeygu marka uu dhamayso shahaado ayuu helayaa ka dawaan gashan laamaha waxbarasho ee dawlada

[email protected]
Wathspka+252 63 3032980

Soo.dhawaw ardeydu waa xididan tahay h**e usoo gaadh maraakista daarul kheyr online iyo offline ba

Hanbalyo hanbalyo macalin hamse xuseenMaraakisata daarul kheyr weykuu hanbalyeynayaan
16/09/2024

Hanbalyo hanbalyo macalin hamse xuseen
Maraakisata daarul kheyr weykuu hanbalyeynayaan

Xaflada abaal marunta ardeyda makiska daarul kheyr
18/08/2024

Xaflada abaal marunta ardeyda makiska daarul kheyr

Address

Hargeisa

Telephone

+252633032980

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مركز دار الخير لتحفيظ القرآن وعلومه posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to مركز دار الخير لتحفيظ القرآن وعلومه:

Shortcuts

Share

Category