Ifiye institute of language

Ifiye institute of language this page is a page ifiye institute of language to talk about knowledge welcom ifiye and open hand �

😭😭😭Masibaas aadka u dheer ilahay kuwii qalbiyada ugareebo ha inaga dhigo .Qofkasto dhibaatadaasi samaysayna alle kuwi ka...
02/04/2022

😭😭😭
Masibaas aadka u dheer ilahay kuwii qalbiyada ugareebo ha inaga dhigo .

Qofkasto dhibaatadaasi samaysayna alle kuwi kasokabta alle hakadhigo

27/03/2022
Maanta oo ay tariikhdu tahay 26/3/2022 waxa dugsiga IFIYE kabilaabmay imtixaankii billaha  aha kaasoo ubilaabmay dhamaan...
26/03/2022

Maanta oo ay tariikhdu tahay 26/3/2022 waxa dugsiga IFIYE kabilaabmay imtixaankii billaha aha kaasoo ubilaabmay dhamaan ardayda kaladuwan ee dugsiga.

Waxa maanta oo taariikhdu tahay 16-2-2021  maalin arbaca ah Sogabagaboobay Tartan aqooneed muddo todoba wiig ah socday  ...
16/02/2022

Waxa maanta oo taariikhdu tahay 16-2-2021 maalin arbaca ah Sogabagaboobay Tartan aqooneed muddo todoba wiig ah socday kuwaaso ay ku tartamayeen ardayda dhigata barefadka kuwaaso dhamaa 9 kooxood.

hadaba maanta waxa tartan dhaxmaray Classka gala saacada 4:00 ilaa 5:00pm halkaaso oo tartan kudhaxmaray kooxaha kala watay magacyada ONKOD iyo GAASHAAN halkaaso guushu juraacday kooxda Onkod.

institute.

Ifiye institute Office
15/02/2022

Ifiye institute Office

Waxa maanta ubilaabmay Ardayda Soogasha saacada 4:00 ilaa 5:00 pm,   Tartank kuwaaso ay tartamayeen 2 kooxood oo kala wa...
09/02/2022

Waxa maanta ubilaabmay Ardayda Soogasha saacada 4:00 ilaa 5:00 pm, Tartank kuwaaso ay tartamayeen 2 kooxood oo kala watay magacyada SAGAL iyo ONKOD waxayna guushu kuraacday Kooxdii wadatay magaca ONKOD.

Waxa Arbacadii 4aad  socda Tartankii udhaceeyey Ardayda dhigata  Bareefadka( private) ka IFIYE  gaar ahan ardayda dhigat...
09/02/2022

Waxa Arbacadii 4aad socda Tartankii udhaceeyey Ardayda dhigata Bareefadka( private) ka IFIYE gaar ahan ardayda dhigata sacada 2:00 ilaa 3:00pm waxayna guushu kuraacday Kooxdii wadatay magaca XIDIG kuwaaso ku adkaaday Dhibic.

👝Waxbarashada dadka waawayn.👝Dalkeena dhaxdiisa, tiro badan oo dadka waawayn ah ayaan waligood tagin dugsi.in badan oo i...
09/02/2022

👝Waxbarashada dadka waawayn.👝
Dalkeena dhaxdiisa, tiro badan oo dadka waawayn ah ayaan waligood tagin dugsi.
in badan oo iyaga ka mid ahi ma akhriyi karaan mana qori karaan Af-soomaaga.
hadaba dugsiga IFIYE waxa uu kula diyaaryahay waxbarasho tayo leh.

ku baro muddo kooban akhriska iyo qoraalka.

Waxa wiigii saddexdaad socda tartaankii Ardayda dhigata 2:00 - 3:00 pm, maantana waxay guushu raacday kooxda wadatay mag...
02/02/2022

Waxa wiigii saddexdaad socda tartaankii Ardayda dhigata 2:00 - 3:00 pm, maantana waxay guushu raacday kooxda wadatay magaca XIDIG.

Wiiga Afraad waxa tartan dhaxmari doonaa kooxaha kala ah XIDIG VS FOORE .

Hanbalyo hanbalyo dhaman ardayda kala duwan ee dhigata dugsiga.

2022

Waxa Arbacadii labaad tartan dhaxmaray ardayda dhigata 2 duhurnimo. Labada kooxood ee kala ah FOORE IYO OLOL  Halkaasoo ...
26/01/2022

Waxa Arbacadii labaad tartan dhaxmaray ardayda dhigata 2 duhurnimo.
Labada kooxood ee kala ah FOORE IYO OLOL Halkaasoo ay guushu ku raacday kooxda foore hanbalyo hanbalyo ✍👏

Waxa maanta sogabgaboobay imtixaankii nosocday  Lixda cisho .Dhaman bahda    iyo  ardayda kala duwanba waxaan idinleeyah...
22/03/2021

Waxa maanta sogabgaboobay imtixaankii nosocday Lixda cisho .

Dhaman bahda iyo ardayda kala duwanba waxaan idinleeyahay kasiiwada dadaalka halkaas.
Allah mahadleh

Address

Insha Boorama
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifiye institute of language posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Ifiye institute of language:

Shortcuts

Share

Category