ILAYS Primary School, Calaamadda

ILAYS Primary School, Calaamadda Fadlan nagu soo biir si aad ula socoto wax qabadka maalinlaha ah ee dugsiga. Fadlan taabo LIKE.

•||  Barnaamijka safka iyo wacyigelinta ardayda.
09/08/2026

•||

Barnaamijka safka iyo wacyigelinta ardayda.

•|| Daabuurka_ArooryaadWacyigelinta ardayda iyo bilowga sanad-dugsiyeedka.
06/08/2026

•|| Daabuurka_Arooryaad

Wacyigelinta ardayda iyo bilowga sanad-dugsiyeedka.

05/08/2026

•|| Ku soo dhawoow Dugsiga Ilays

✍🏻 Isqoristu way socotaa ✍🏻

Fadlan nagu soo biir si aad ula socoto wax qabadka maalinlaha ah ee dugsiga. Fadlan taabo LIKE.

📢 Ogeysiis Muhiim ahAsalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.Maamulka dugsigu wuxuu si xushmad leh ugu wargelinaya...
31/07/2026

📢 Ogeysiis Muhiim ah

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

Maamulka dugsigu wuxuu si xushmad leh ugu wargelinayaa dhammaan waalidiinta, Macallimiinta, ardayda iyo hawl-wadeennada dugsiga in si rasmi ah ay waxbarashadu u bilaaban doonto Sabtida, 01/08/2026.
Waxaan Alle ka baryaynaa inuu sannad-dugsiyeedkan ka dhigo mid barako, guul iyo horumar u noqda dhammaanteen.

Mahadsanidiin.

28/07/2026
27/07/2026

ILAYS PRIMARY SCHOOL, CALAAMADDA

Ogeysiis Qaadashada Ardayda Cusub ee Sannad Dugsiyeedka Cusub

Ku soo dhawoow Dugsiga Hoose/Dhexe ee Ilays Calaamadda, halkaas oo aan ku bixino waxbarasho tayo sare leh, macallimiin takhasus leh, iyo deegaan ku habboon waxbarashada ardayda.

Dugsigu waxa uu leeyahay basas ardayda ka soo qaada guryahooda, isla markaana si ammaan ah ugu celiya.

Qaybaha Dugsiga:
📌 Qaybta Barbaarinta: KG, KG2 & KG3
📌 Qaybta Dugsiga Hoose: Fasallada 1–4
📌 Qaybta Dugsiga Dhexe: Fasallada 5–8

Waxaan qaadanaynaa arday cusub oo isugu jira gelin h**e iyo gelin dambe.

U dooro ilmahaaga waxbarasho tayo leh iyo mustaqbal wanaagsan.

Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xidhiidh taleefannada shaashadda kaaga muuqda.

19/07/2026

•|| Ku soo dhawoow dugsiga Hoose Dhexe ee Ilays , Calaamadda.

Aqoon - Anshax - Dadaal

Isqoristu wa ay socotaa

Fadlan nagu soo biir si aad ula socoto wax qabadka maalinlaha ah ee dugsiga. Fadlan taabo LIKE.

WELCOME TO ILAYS Primary School, Calaamadda Maamulka Dugsiga Ilays Primary School, Calaamadda oo looga bartay waxbarasho...
16/07/2026

WELCOME TO ILAYS Primary School, Calaamadda

Maamulka Dugsiga Ilays Primary School, Calaamadda oo looga bartay waxbarasho tayo leh waxa uu ogaysiinayaa dadwaynaha ku dhaqan caasimadda Hargeisa in dugsigu qaadanayo sanad dugsiyeedka cusub 2026/2027 fasallo cusub.

Waxii FAAHFAAHIN ah kala xidhiidh: 4404837/ 4480983/ 4732980/ 4732981

Address

Calaamadda
Hargeisa

Opening Hours

Monday 06:50 - 18:00
Tuesday 06:50 - 18:00
Wednesday 06:30 - 06:00
Thursday 08:00 - 10:00
Saturday 06:30 - 18:00
Sunday 06:30 - 18:00

Telephone

+252634732980

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ILAYS Primary School, Calaamadda posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to ILAYS Primary School, Calaamadda:

Shortcuts

Share