Arday Bile

Arday Bile Travel gives us our greatest stories,

Furdad Shaqo🇦🇪Shirkada Arday Bile Waxa ay idiin soo bandhigaysaa fursad shaqo oo wadanka Imaaradka carabta ah.Hadii aad ...
10/01/2025

Furdad Shaqo🇦🇪
Shirkada Arday Bile Waxa ay idiin soo bandhigaysaa fursad shaqo oo wadanka Imaaradka carabta ah.
Hadii aad danaynayso fadlan h**e usoo gaadh inta aanay kaa buuxsamin.






📲Whatsapp:- 07451 280025

Macmiil, Waxa aannu kuu haynaa fiisaha waddanka Austria🇦🇹Ku hel Mudo Kooban iyo qiime macquula.            📲Whatsapp:-  ...
08/03/2024

Macmiil, Waxa aannu kuu haynaa fiisaha waddanka Austria🇦🇹
Ku hel Mudo Kooban iyo qiime macquula.




📲Whatsapp:- 07451 280025

Macmiil, Waxa aannu kuu haynaa fiisaha waddanka Ingiriiska🇬🇧Ku hel Mudo Kooban iyo qiime macquula.          📲Whatsapp:- ...
10/11/2023

Macmiil, Waxa aannu kuu haynaa fiisaha waddanka Ingiriiska🇬🇧
Ku hel Mudo Kooban iyo qiime macquula.



📲Whatsapp:- 07451 280025

Weli Waxa socota Diwaangelinta Scholarshipka Daad ee ay bixiso Dawlada Germany.Waxa ay ufurantahay Arday walba oo buuxin...
28/05/2023

Weli Waxa socota Diwaangelinta Scholarshipka Daad ee ay bixiso Dawlada Germany.

Waxa ay ufurantahay Arday walba oo buuxin kara Shuruudaha
Xafiiska arday bile waxa uu kaa caawin doona xaraynta minxadaa waxbarasho.

Sannad kasta Waxa ka faaidaysta inka badan 100,000 kun oo arday kuwaas oo ka kala imaada daafaha caalamka iyo gudaha wad...
26/05/2023

Sannad kasta Waxa ka faaidaysta inka badan 100,000 kun oo arday kuwaas oo ka kala imaada daafaha caalamka iyo gudaha wadanka jarmalka taas oo ka dhigaysa hay'adda maalgelinta ugu weyn addunka ee nooceeda ah.
Deeqda waxbarasho ee DAAD waxa loogu talagalay qofkasta oo aan awoodin in uu iska bixiyo feega jaamacada.

Xafiiska Arday bile waxa uu ardayda soomaaliyeed ka caawinayaa fursadaas waxbarasho ee dawlada jarmalku usoo bandhigtay ardayda caalamka

Booqo xafiisyada Somaliland iyo Somalia

       Dhamaan Ardayda Somaaliyeed ee jecel in ay dalka dibadiisa waxkasoo bartaan waxa aanu ugu bushaaraynaynaa in aanu...
15/03/2023



Dhamaan Ardayda Somaaliyeed ee jecel in ay dalka dibadiisa waxkasoo bartaan waxa aanu ugu bushaaraynaynaa in aanu idiin hayno fursad waxbarasho oo bilaasha taas oo sanad walba ay bixiso qaramada midoobey, siiso ardayda ku nool wadamada caalamka oo dhan, waxaana ka faa'idaystay inka badan 5kun oo arday soomaaliyeed ah.

Xafiiska Arday Bile waxa uu kaa caawinayaa xaraynta deeqdaas waxbarasho oo muddo kooban socon doonta Hadda ka faaidayso.

Whatsapp Nagala soo xidhiidh taabo linkga
Ama nagala soo xidhiidh lanbarada hoos ku qoran.

WHATSAPP LINK: https://wa.link/nw0sry

TILMAAN: Xafiiska Muqdisho KM4 iyo Wakiilka Hargeisa Agagaarka suuqa waaheen.

waxbarasho
United Nation.

Turkey Scholarship.weli waxa socda xaraynta applicationka turkiye burslari waxaana ka hadhay maalmo koobanxafiiska arday...
04/02/2023

Turkey Scholarship.

weli waxa socda xaraynta applicationka turkiye burslari waxaana ka hadhay maalmo kooban
xafiiska arday bile waxa uu kaa caawinaya xaraynta applicationka
iyo weliba in uu kaa caawiyo wixii kaa dhiman documentska.

wixii faahfaahina nagala soo xidhiidh.

wa.me/+252659942993

Kusoo biir group whatsappka ah si aad ula socoto wixii ogaysiisya ah
https://chat.whatsapp.com/CmWM5doYBkvLyacqIwLxQC

      🇹🇷 Dhamaan Ardayda Somaaliyeed ee jecel in ay dalka dibadiisa waxkasoo bartaan waxa aanu ugu bushaaraynaynaa in aa...
09/01/2023

🇹🇷

Dhamaan Ardayda Somaaliyeed ee jecel in ay dalka dibadiisa waxkasoo bartaan waxa aanu ugu bushaaraynaynaa in aanu idiin hayno fursad waxbarasho oo bilaasha taas oo sanad walba ay dawlada turkiga siiso ardayda ku nool wadamada caalamka oo dhan, waxaana ka faa'idaystay inka badan 5kun oo arday soomaaliyeed ah.

Xafiiska Arday Bile waxa uu kaa caawinayaa xaraynta deeqdaas waxbarasho oo muddo kooban socon doonta Hadda ka faaidayso.

Whatsapp Nagala soo xidhiidh taabo linkga
Ama nomberada hoos ku qoran

https://api.whatsapp.com/send?phone=+252659942993

636695424 // 0637062523

TILMAAN: Kasoo horjeedka Masjidu Nakhiil.

waxbarasho
Turkey 🇹🇷

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arday Bile posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Arday Bile:

Shortcuts

Share