Abaade yare

Abaade yare

Share

Gabal daye

31/08/2024

Safarkii guusha

23/08/2024

Haddii la hir geliyo warkii maanta Komishinka doorashooyinku ku dhawaaqeen ee ku saabsanaa in magaalooyinka waaweyn dadka ka codaynaya laga qaado sawirka bu'ida isha, waxay taasi ka dhignaan doontaa in markii koowaad codeeyeyaasha Somaliland ay noqon doonaan laba qaybood.

Qaybta magaalooyinka waaweyn oo isha laga sawirayo iyo qaybta degmooyinka iyo deegaannada kale oo sidii h**e u codaynaya.

Xisbiyada mucaaridka ah oo h**e u diiddan in sawirka bu'da isha lagu galo ayaan ilaa hadda war ka soo saarin sababta ay u ogolaadeen in laba qaybood loo qaybiyo muwaadiniinta codaynaysa.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Hargeisa