02/08/2025
Qaadashada Fasalada Cusub ee markiska daarul mustaqiim quraan online 1st----20th August,
Hoyga barashada quraanka kariimkaa ee daarul mustaqiim quraan online,waa goob waxbarasho oo aad ka baran karto Quraanka kariimkaa iyo Culuumta diinta islaamka.adigoo jooga goob kasta kuna sugan goor kasta.ku soo biir groupkaas:https://chat.whatsapp.com/KBOXas08VAj8YWDUFaKULv?mode=ac_t
28/07/2025
Hoyga barashada quraanka kariimkaa ee daarul mustaqiim quraan online,waa goob waxbarasho oo aad ka baran karto Quraanka kariimkaa iyo Culuumta diinta islaamka.adigoo jooga goob kasta kuna sugan goor kasta.
Wixii faahfaahina Kala soo xidhiidh link:
https://wa.me/252657366147
17/06/2025
Ku soo dhawaw hoyga barashada quraanka kariimkaa ee daarul mustaqiim quraan online,waa goob waxbarasho oo aad ka baran karto quraanka kariimkaa iyo culuumta diinta islaamka adigoo jooga goob kasta kuna sugan goor kasta.
Hadaba markisku casharaada uu bixiyo waxaa ka mid ah:
~Barashada Quraanka kariimkaa.
~Barashad Hingaada carabiga.
~Barashada ducooyinka/Adkaarta.
~Barbaarinta caruurta yar yar.
Wixii faahfaahina Kala soo xidhiidh link hoose:
https://wa.me/252657366147.
24/09/2022
*Kusoo Hiro Madarasada Daarul Mustaqiim*
Oo ah hoyga tacliinta ama barashada quraanka kariimka iyo culuumta kale
ee la xidhiidha,waxa la qaadanayaa arday cusub ee fadlan h**e usoo gaadh Faahfaahin kala soo xidhiidh what's app
https://wa.me/+252657277393
https://wa.me/+252657366147
07/09/2022
Daarul mustaqiim quraan online,hoyga barashada quraanka kariimkaa.