02/02/2022
🌻🥳Bushaaro...Bushaaro...Bushaaro🙌 !!!! 📖.
Barashada Qura,aanka.
Waxa machadku kuu diyaariyay
1. Qaybta Barbaarinta ( 3 jir- 8 jir).
2. Qaybta xifdiga ee Caruurta ( Galin h**e/ Gelin danbe).
3. Qaybta Dumarka ee Barashada Quraanka ( Gelin h**e/ Gelin dambe).
4. Qaybta Ragga ee Barashada Quraanka ( fiidnimo ama Habeenimo).
Waxa Bulshada ku dhaqan magaalada Hargeisa, gaar ahaan Degmada Gacan Libaax aan ugu bushaaraynayna in Markas-ku idin soo kordhiyay Quraanka Kariim-ka ah.
Tell☎️📱: 0634246393
. Wabillahi Tawfiiq👋