Al-amal academy

Al-amal academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-amal academy, Education, Down Town Street, Hargeisa.

Al-amal academy waa kuliyad bixisa madooyinka kala ah biology,physics,chimestry,geography iyo maths sidoo kale kuliyadu waxey bixisaa luqada englishka waxeyna kugu dhigeysaa luqada englisha hab online ah iyo hab offline kusodhawoow gacmo furan

01/01/2025

๐ŸŽ‰ ๐—›๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ๐˜† ๐—ก๐—ฒ๐˜„ ๐—ฌ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ณ๐—ฟ๐—ผ๐—บ ๐—”๐—บ๐—ฎ๐—น ๐—”๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—บ๐˜†! ๐ŸŽ‰
As we step into the new year, letโ€™s make 2025 a year of learning and achievement! ๐ŸŒŸ

โœจ Start Your Journey Today โœจ
Amal Academy offers a wide range of courses to help you succeed:
๐Ÿ“˜ Science Subjects โ€“ Master your academic potential.
๐Ÿ—ฃ๏ธ English Language โ€“ Improve your proficiency and skills.
๐ŸŽค Public Speaking โ€“ Build confidence and captivate your audience.
๐ŸŒŸ Leadership โ€“ Learn to lead and inspire.
๐Ÿ“– Arabic Language โ€“ Explore the richness of the Arabic language.

๐ŸŽฏ Enroll Now and make 2025 your year of growth and success!

๐Ÿ“ž Contact Us: 0634887834 | 0634103419 | 0636437956

Visit Us: Fooqa Dalwanaaje, Dabaqa Labaad

27/12/2024

Ardayda Sanadkan Galaysa imtixaanka shahaadiga ma ka mid tahay? Hadaba waxaan kuu diyaarinay laba bilood oo aad ku dhamayn doontid cutubyada fasalka afraad iyo saddexaad.

Hadab H**e isu diwaangeli.

23/12/2024

Kuuliyada Al-Amal Waxay sannadka cusub idiidnku talo gashay in fasalka 8aad la qaadanayo arday cusub oo ku dhiganaysa Lix cutub oo muhiima.

Waxay ku taala kuuliyadu fooqa dalwanaaje ee u dhaw istaanka basaska Xero Awr.

24/11/2024

๐ŸŽ“โœจ Isku qor Fasaladayada bilaha ah ee Magaca Akademiyada Al-Amal]! โœจ๐Ÿ“š

Ma doonaysaa inaad iska kaabto maadooyinka dugsiga? ๐Ÿš€ Fasaladayada bilaha ah hadda way u furan yihiin isdiiwaan gelinta!

๐Ÿ“˜ Maadooyinka la bixiyo:

Chemistry
Biology
Physics
Maths
Geography

๐Ÿ’ก Maxay Nagu Dooraysaa?
โœ”๏ธ Macalimiin khabiiro ah
โœ”๏ธ Lacago la awoodi karo
โœ”๏ธ Jadwal dabacsan

๐Ÿ“… Fasalada ayaa si dhaqsi ah u bilaabanaya - Ha lumin fursadan aad ugu fiicnaan lahayd waxbarashadaada!

๐Ÿ“ Goobta: Fooqa Dalwanaaje
๐Ÿ“ž Nagala soo xidhiidh: 0634887834/ 0636437956/ 0634066293
๐Ÿ“ฉ Noogu soo dir DM si aad u hesho tafaasiil dheeri ah ama si aad booskaaga u sii haysato!

๐ŸŽ‰ Aynu wax barano, koriin samayno, oo aan wada guulaysano! gaadhsii asxaabtaada oo sii faafi.

24/11/2024

๐Ÿ“ขโœจ Ku Soo Biir Barnaamijkeena 9ka-bilood ee Fasalka Ingiriisiga โ€“ Laga Bilaabo Aasaaska ilaa Heer Sare! โœจ๐Ÿ“ข

Diyaar ma u tahay inaad si fiican u barato luuqadda Ingiriisiga? ๐ŸŒŸ Koorsadayadan Ingiriisiga ee 9-biloodlaha ah waxaa loogu talagalay inay kugu qaado tallaabo-tallaabo laga soo bilaabo aasaaska ilaa aqoonta sare!

๐Ÿ“˜ Waxaad Ku baran doontaa:
๐Ÿ—ฃ๏ธ Xirfadaha Hadalka iyo Dhageysiga Aasaasiga ah.
โœ๏ธ Qorista iyo Naxwaha Muhiimka ah.
๐Ÿ“– Akhriska iyo Fahamka Sare.
๐ŸŽฏ Kalsoonida Isgaarsiinta.

๐Ÿ’ก Waa maxay sababta aad noogu soo biirayso?
โœ”๏ธ Macalimiin Khubaro Ah
โœ”๏ธ Casharo wax ku ool ah
โœ”๏ธ Jadwal waxbarasho oo dabacsan
โœ”๏ธ Fee la awoodi karo

๐Ÿ“… Muddada: 9 bilood
๐Ÿ•’ Taariikhda Bilaabashada: 1 December 2024

๐Ÿ“ Goobta: Fooqa Dalwanaaje
๐Ÿ“ž Nala soo xidhiidh: 0634887834/ 0636437956/ 0634066293

๐ŸŽ‰ Ha lumin fursadan si aad u horumariso xirfadahaaga Ingiriisiga oo aad u barato luuqad cusub oo guul ah!

17/11/2024

Maamulka iyo macalimiinta kuuliyada Al-Amal Academy waxay tacsi u dirayaan Macalin Cabdixakiin Maxamed Xuseen oo maanta hooyadii ku geeriyootay magaalada Hargeysa.

Waxaan Marxuumada u waydiinaynaa in Alle u naxariisto, Macalinka, ubadkeedii, ehelkii iyo asxaabtiina samir iyo iimaan ka siiyo.

16/10/2024

๐—ž๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ฑ๐—ฎ๐˜†๐—ฑ๐—ฎ ๐——๐˜‚๐—ด๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—Ÿ๐˜‚๐˜‚๐—พ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต-๐—ธ๐—ฎ.
Al-Amal Academy waxay idiin diyaarisay fasalo cusub oo lagu dhiganayo maadooyinka dugsiga sare iyo Luuqada English-ka oo ay dhigayaan Macalimiin khibrad fiican u leh.

Hada is diwaangeli.

26/09/2024

AL-AMAL ACADEMY Waxey idiin bilabeysaa towbar luqada Englishka ah taas oo lagaaga dhisi doono dhinac kasta oo luqada englishka ah waxaana ku dhigi doona macalimiin qabiir ku ah luqada Englishka in badan kusoo dhex jiray hadaba hadii aad ku dhibaneyd Grammarka,speakingka ,writingka iyo pronunciationka xalkaagii waa la helay waayo 3bilood waxaad ku sameyn doontaa isbadal keeni kara natiijo aadan h**e u arag sidokale 3bilood ee koraska socdo kaliya waxad bixin doontaa 10$ oo isdiiwan galin ah k waana khamiista iyo jimcaha 3/10/2024 oo ku beegan maalin khamiis ah classeska la qadanayo wey xadidanyihiin yaan lagaa hor buuxin.....waxa koraskan loogu talo galay ardeyda dhigata jamacadaha,secondaryda iyo ardey walba oo luqada h**e usoo dhigtay

09/09/2024

๊œฐแดœษดแด…แด‡แดแด‡ษดแด›แด€สŸ ษดแดœส€๊œฑษชษดษข
Mustaqbalkaaga ku Horumari Daryeel Caafimaad!
Waxaa soo badanaysa baahida loo qabo qof xirfad u leh nursing-ka, oo fahmi kara xaaladaha iyo daryeelka bukaanka. Waxaa in badan oo ka mida xarumaha caafimaad ka aad ka dareemaysaa inay baahidaasi ka jirto.
Hadaba Kuuliyada Al-Amal Academy waxay kuu diyaarisay Tabobar kooban oo socon doona mudo bil ah.

๐Ÿ’ต Lacagta: Bilaash ๐Ÿ†“
๐Ÿซ Goobta: Fooqa Dalwanaaje
โฐ Wakhtiga: Khamiis iyo Jimce
๐Ÿ“… Taariikhda 12nd Sep 2024.
๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“ Dadka loogu talogalay: Ardayda Jaamacadaha, Dugsiyada Sare iyo cid kasta oo danaynaysa.

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/FsLJiboOBRfGfBwSozApsZ

07/09/2024

Waa Muhiim in qofka uu ku qancin karo waxa uu aaminsan yahay bulshada ama qof kale, waa lama huraan inaad naftaada iib geyn karto oo aad soo bandhigi karto aqoontaada. Hadaba Kuuliyada Al-Amal Academy waxay kuu diyaarisay Tabobar kooban oo socon doona mudo bil ah.

๐Ÿ’ต Lacagta: Bilaash ๐Ÿ†“๏ธ
๐Ÿซ Goobta: Fooqa Dalwanaaje
โฐ๏ธ Wakhtiga: Khamiis iyo Jimce
๐Ÿ“… Taariikhda 12nd Sep 2024.
๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“ Dadka loogu talogalay: Ardayda Jaamacadaha, Dugsiyada Sare iyo cid kasta oo danaynaysa.

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/FsLJiboOBRfGfBwSozApsZ
ใ‚š

07/09/2024

๊œฐแดœษดแด…แด‡แดแด‡ษดแด›แด€สŸ ษดแดœส€๊œฑษชษดษข
Mustaqbalkaaga ku Horumari Daryeel Caafimaad!
Waxaa soo badanaysa baahida loo qabo qof xirfad u leh nursing-ka, oo fahmi kara xaaladaha iyo daryeelka bukaanka. Waxaa in badan oo ka mida xarumaha caafimaad ka aad ka dareemaysaa inay baahidaasi ka jirto.
Hadaba Kuuliyada Al-Amal Academy waxay kuu diyaarisay Tabobar kooban oo socon doona mudo bil ah.

๐Ÿ’ต Lacagta: Bilaash ๐Ÿ†“๏ธ
๐Ÿซ Goobta: Fooqa Dalwanaaje
โฐ๏ธ Wakhtiga: Khamiis iyo Jimce
๐Ÿ“… Taariikhda 12nd Sep 2024.
๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“ Dadka loogu talogalay: Ardayda Jaamacadaha, Dugsiyada Sare iyo cid kasta oo danaynaysa.

๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
https://chat.whatsapp.com/FsLJiboOBRfGfBwSozApsZ
ใ‚š

05/09/2024

Waxaan idiin bilownay koraskii Fundamental nursing ka ahaa kaas oo bixi doona mudo bil ah waana bilaash waxanad ku baran doontaa xirfado badan madama uu kooraskani yahay mid full practical ah waxaana idin dhigi doona macalin aadam cabdi warsame oo ah macalin inka badan 13 sano kusoo jiray cafimaadka classes ku wey koobadan yihiin fadlan h**e u gaadh ใ‚š https://chat.whatsapp.com/FsLJiboOBRfGfBwSozApsZ linkigaa soo racaa si aad u xisho xog badan

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Down Town Street
Hargeisa