Mu'assasatu ibnu baaz-Q/barbaarinta ubadka

Mu'assasatu ibnu baaz-Q/barbaarinta ubadka

Share

Qaybta barbarinta
"Abaal ruux lahaan jiray
Maruunbuu u aayiye
Ajrigaa shaqaysoo
Ibnu baaz kacoo gee "

16/05/2026

𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐰𝐚𝐱 𝐤𝐮𝐭𝐚𝐡𝐲 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚💚🤍❤️

Photos from Mu'assasatu ibnu baaz-Q/barbaarinta ubadka's post 16/05/2026

"𝑲𝒐𝒍𝒌𝒂𝒂𝒅 𝒅𝒉𝒖𝒍𝒌𝒂𝒂𝒈𝒂 𝒋𝒆𝒄𝒆𝒔𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚, 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂𝒅 𝒕𝒂𝒉𝒂𝒚 𝒎𝒊𝒅 𝒍𝒆𝒉 𝒒𝒊𝒊𝒎𝒆 𝒊𝒚𝒐 𝒒𝒖𝒘𝒂𝒅."💚🤍❤️

04/05/2026

قال رسول الله صلّى الله عليه وسلم (خيركم من تعلم القرآن وعلمه )

29/04/2026

قال رسول الله صلّى الله عليه وسلم
( الدين النصيحة ).

25/04/2026

Waydiin iyo war celin.

Bahja-yar. اللهم بارك

22/04/2026

" Ilmaha yaraan lagu baray anshaxa suubban ee islaamku, waa sidii qoraal dhagax lagu xardhay oo kale "

19/03/2026

عيد مبارك‎
كل عام وأنتم بخير تقبل الله من ومنكم صالح الاعمال

09/03/2026

Farxada ciyaalku waa muhim

17/02/2026

رمضان مبارك.

20/12/2025

𝐉𝐈𝐇𝐀𝐘𝐍𝐓𝐀 𝐔𝐁𝐀𝐃𝐊𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐉𝐀𝐋𝐁𝐄𝐄𝐁𝐈𝐍𝐓𝐀 𝐂𝐀𝐑𝐑𝐔𝐔𝐑𝐓𝐀:

Waxbarashadu waa ay waaxyo badantahay, wadiiqooyin kala duwanna, waa loo maraa, waddooyinka lagu gaadhaana, waa kuwo, warkooda iyo waayahooda leh.

Tarbiyaynta ubadka, tilmaanta da'yarta, toosinta carruurta iyo talo siintooduba, waa tiir dhexaadka, kobcintooda, korintooda iyo kaalin galintooda.

Waa in farxaddooda laga qayb qaato, fahamkooda lagu dadaalo, fikirkoodana kor loo qaad.

Allaw ubadka noo dhawr, ubaxa noo kacayana barakee, aamiin.

𝑻𝒆𝒍𝒍: 0639012222

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Hargeisa