Suhaib Hassan

Suhaib Hassan وَمَنْ أَحْسَنُ قَوْلًا مِمَّنْ دَعَا إِلَى اللَّهِ وَعَمِلَ صَالِحًا وَقَالَ إِنَّنِي مِنَ الْمُسلمن

Qodobadan hoosta ku xusan iyo kuwa ay isku midka yihiin aynu iska ilaalino walaalayaal habeenka sanadka cusub( Happy new...
31/12/2023

Qodobadan hoosta ku xusan iyo kuwa ay isku midka yihiin aynu iska ilaalino walaalayaal habeenka sanadka cusub( Happy new year) Insha Allah.

Pess 2024. Waa Game lagu faafiyo gaalnimada, waliba si cad oo aan gabbasho lahayn loogu  faafiyo. Game ka waxa kamida me...
09/11/2023

Pess 2024. Waa Game lagu faafiyo gaalnimada, waliba si cad oo aan gabbasho lahayn loogu faafiyo. Game ka waxa kamida meel laga doorto ciyaartooyada wiigaa la soo dhigo, wiigan waxay soo dhigeen saddex messi, mid kamida hoosta waxa lagaga soo qoray ~SON OF GOD~ ( Subxaana Allaah. Allah uu ka nasahanyahay waxay ka sheegayaan). Mid ka kalana waxay ku Qoreen ~~QADARKA AYUU HAYAA~ Waa gaalnimo cad oo la faafinayo wll faafi fariintan si dadka ciyaara bahashan ay ugu baraarugaan arintan.

02/11/2023

الله اكبر الله اكبر. (ويومئذ يفرح المؤمنون)
Xeryahay Yuhuuda ka daganayd QAZA shalay MUJAHIDINTA XAMAAS Danbaska ayay ka dhigtay 💪🏼

20/01/2023

Don't celebrate Christmas holiday 🎄⚠️⚠️
31/12/2022

Don't celebrate Christmas holiday 🎄⚠️⚠️

Address

Hargeisa

Telephone

+252634640028

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suhaib Hassan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share