Illaahay halaga cabsado...
Sheekh Maxamed Haybe oo fagaaraha hargaysa ka jeedinaaya wacdi iyo waano ku saabsan Allah ka cabsiga.
Wanaaga aynu garayo garayno.
π π π π ππ
π π π π ππ
Muslim Dacwa is page which conducts islamic researches.We also do preaching and motivating muslims around the world.
28/06/2023
Ciid mubarak dhamaantiin. Ku iida farxad, jacayl iyo caafimaad qab idam Allah.
Muslim Dacwa
Xadiiskaa Nabbig csw inoo sheegay iyo sheekada uu Baba Jey inoo soo waariday waaba sawa!!
Muslim Dacwa
Qur'aanku waa awood Rabbaani ah.
Bal daawo sida ay u wada ooyeen daawadayaashii showga ama bandhiga!!
Muslim Dacwa
Malagu xajji karaa lacag xaaraan ah?
Jawaabta : Sheekh Maxamed Sh. Cumar Dirir.
U share garee walaalaha si ay uga faaiidaystaan
οΊ»ο» ο»° οΊο»ο» ο»ͺ ο»ο» ο»΄ο»ͺ ο»οΊ³ο» ο»’,
Miskiin la khalday !
Ayaa diin looga dhigay.
Caruur badan way Adoonsadeen, manhaj qaldana waa ku shubteen.
Qiso cajiiba || Sh. Xuseen Cali .
Share-gareeya si uu walaalo badan u gaadho.
Fariidkii yaraa iyo sheekh Umul, masha Allah.
Muslim Dacwa
31/12/2022
Rabbi naxariisti janno haka waraabiyo Sheekh Ismaaciil Maxamed Amiirka guud ee Culimadda Tabliiqa Geeska Afrika ayaa ku geeriyooday dalka sucuudiga.
Amiir Sheekh Ismaaciil ayaa Wakhtigiisa ugu baddan galiyey Dacwada diinteena suuban.
Allah ha u naxariisto Sheekhaπ€²
25/12/2022
Waxaa dalka kenya ka furmay kulan Dimeedkii 5-aad Ee Ansaaru Sunnah.
Culimada somaliyeed ayaa isugu yimi kulankan oo socon doono muddo 4 casho ah.
Aynu u ducayano culimadeena Allah cimrigooda iyo caafimaadkodaba ha barakyo culimadeena somaliyeed. Aaminπ€²π€²
Fariin kooban #50 seconds
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Website
Address
Hargeisa