Faalka iyo xidaarka maxaa ka dhexeeya?
Cilmiga Xidigiska Iyo Xidaarka
CILMIGA XIDIGISKA
GODADKA CADCEEDA
Cadceedu waxa ay dagtaa isla 28 God ee dayaxa d**o. God walba waxa ay ku sugnaataa 13 cisho marka laga reebo godka Naafaha oo ey ku jirto 14 cisho sidaa darteed 13*28+1=365
oo noqonaya tirada maalmaha ee sanadku ka koobanyahey
Todobada Raqaha (xilliga guga)
1-Godin : الشرطان : Beta Arietis ( 5 April )
2- Listan : البطین : Delta Arietis ( 18 April
3-Laxo : الثریا : Pleiades ( 1 May )
4- Cadaad : الدبران : Aldebaran ( 14 May )
5- Agaalli cas : الهقعة : Meissa ( 27 May )
6- Agaalli cad : الهنعة : ( 9 June )
7 -Afaggaal :الذراع : Alpha Cephei ( 22 June )
Todobada Naafaha (xilliga xagaaga)
1-Naaf cadde : النثرة : Praesepe ( 5 July )
2-Naaf madoobe : الطرفة : Lambda Leonis ( 18 July )
3-Afqoys : الجبهة : Gamma Leonis ( 31 July )
4-Majin : الزبرة : Delta Leonis (14 August )
5-Koxdin : الصرفة : Denebola ( 27 August )
6-Dirirday : العواء : Beta Virginis ( 9 September )
7-Dirir : السماك : Spica ( 22 September )
Todobada Daalallida (xilliga dayrta)
1-Garbo : الغفر : Syrma ( 5 October )
2-Bayaxaw : الزبانى : Beta Librae ( 18 October )
3-Gudban : الإكلیل : Graffias : ( 31 October )
4-Libcas : القلب : Antares ( 13 November )
5-Mareegadheer : الشولة : Lambda Scorpii ( 26 November )
6-Xoor : النعائم : Nahaym ( 9 December )
7- Baho :البلدة : Pi Sagittarii ( 22 December )
Todobada Cirirka (xilliga jiilaalka)
1Faruur : سعد الذابح : Beta Capricorni ( 4 January )
2-Jidgabarre : سعد بلع : Caadebolach ( 17 January )
3-Jid-dhiriqle : سعد السعود : Beta Aquarii ( 30 January )
4-Jidgacanle : سعد الاخبیه : Gamma Aquarii ( 12 February )
5-Rab h**e : فرغ الدلو المقدم : Almiquedam ( 25 February )
6-Rab danbe : فرغ الدلو المؤخر : Algarf Almuehar ( 10 March )
7-Meecaad : بطن الحوت : Alrescha ( 23 March )
SU'AAL
Hadii aad fahantey godkeed fileysaa in cadceedu fadhido hada?
𝟒 𝐒𝐚𝐜𝐚𝐝𝐨𝐝 𝐨𝐨 𝐃𝐚𝐲𝐚𝐱- 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐛𝐚𝐝 𝐚𝐡
Habeen danbe 7- 8 September waxa aduunka ka dici doona Dayax madoobaadkii ugu mudada dheeraa laga soo bilaabo 2022
Waxa uu bilaabi doonaa dayaxu in uu qeyb ahaan madoobaadu Bariga Afrika (Partial eclipse ) marka ay saacadu t tahey 7:30 pm. Isaga oo gabi ahaanba madoobaan doona ( total eclipse )marka ay saacdu gaadho 8:30 pm. xaaladan ayuu ku sugnaan doonaa ilaa laga gaadhaayo 9:52 pm taas oo ka dhigan in uu gabi ahaan modow ahaan doono 82 daqiiqo intaas ka dib waxa ku noqon doono wajigii haaf ka ahaa isaga oo markale madowgu half sii ahaan doono Ilaa laga gaadhaayo saacada 10:56 pm
Taas oo ka dhigan in dayaxu madoobaad kani qaadan doono mudo 4 saacadood oo xidhiidha Bariga Afrika
𝐇𝐚𝐥𝐤𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐫𝐤𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐚𝐚 ?
Waxa fursad u heli doona in ay daawadaan waxna ka bartaan dhacdadan in ka badan 70% dadka aduunka ku nool. Taas oo ka dhigan in laga arki doono Aduunka oo dhan marka laga reebo Bariga Australia, Qaarada America iyo Greenland
𝐦𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐒𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚 𝐃𝐚𝐲𝐚𝐱- 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚?
Dayaxa madoobaadka waxa uu dhacaa marka dhulku soo kala dhex galo dayaxa iyo cadceeda ee ay iskugu Beegmaan xagal dhan 180 digrii
Taas oo ay ka dhalto in dhulku xanbi falaadhihii cadceeda ee Dayaxa soo gaadhi lahaa.
Halkeed ka daawan doontaa Adigu Akhriste ?
18/08/2025
Salaada Subax inta aaney cadceedu soo bixin eeg cirka waxad arki doontaa kulanka weyn ee 6 mere ilaa dabayaaqada bishan
Afar ka mid ah si fudud ayaad indha ugu arki doontaa Dusaa, waxaro-xidh,Cirjiidh iyo meeraha docey
Odey Cali Qamar iyo Cimiga Xidigiska
Baro 28 God ee Dayaxu D**o iyo sida loo qeybiyo
..................CASHARKA SADEXAAD..............
GODADKA CADCEEDA
Cadceedu waxa ay dagtaa isla 28 God ee dayaxa d**o. God walba waxa ay ku sugnaataa 13 cisho marka laga reebo godka Naafaha oo ey ku jirto 14 cisho sidaa darteed 13*28+1=365
oo noqonaya tirada maalmaha ee sanadku ka koobanyahey
Todobada Raqaha (xilliga guga)
1-Godin : الشرطان : Beta Arietis ( 5 April )
2- Listan : البطین : Delta Arietis ( 18 April
3-Laxo : الثریا : Pleiades ( 1 May )
4- Cadaad : الدبران : Aldebaran ( 14 May )
5- Agaalli cas : الهقعة : Meissa ( 27 May )
6- Agaalli cad : الهنعة : ( 9 June )
7 -Afaggaal :الذراع : Alpha Cephei ( 22 June )
Todobada Naafaha (xilliga xagaaga)
1-Naaf cadde : النثرة : Praesepe ( 5 July )
2-Naaf madoobe : الطرفة : Lambda Leonis ( 18 July )
3-Afqoys : الجبهة : Gamma Leonis ( 31 July )
4-Majin : الزبرة : Delta Leonis (14 August )
5-Koxdin : الصرفة : Denebola ( 27 August )
6-Dirirday : العواء : Beta Virginis ( 9 September )
7-Dirir : السماك : Spica ( 22 September )
Todobada Daalallida (xilliga dayrta)
1-Garbo : الغفر : Syrma ( 5 October )
2-Bayaxaw : الزبانى : Beta Librae ( 18 October )
3-Gudban : الإكلیل : Graffias : ( 31 October )
4-Libcas : القلب : Antares ( 13 November )
5-Mareegadheer : الشولة : Lambda Scorpii ( 26 November )
6-Xoor : النعائم : Nahaym ( 9 December )
7- Baho :البلدة : Pi Sagittarii ( 22 December )
Todobada Cirirka (xilliga jiilaalka)
1Faruur : سعد الذابح : Beta Capricorni ( 4 January )
2-Jidgabarre : سعد بلع : Caadebolach ( 17 January )
3-Jid-dhiriqle : سعد السعود : Beta Aquarii ( 30 January )
4-Jidgacanle : سعد الاخبیه : Gamma Aquarii ( 12 February )
5-Rab h**e : فرغ الدلو المقدم : Almiquedam ( 25 February )
6-Rab danbe : فرغ الدلو المؤخر : Algarf Almuehar ( 10 March )
7-Meecaad : بطن الحوت : Alrescha ( 23 March )
SU'AAL
Hadii aad fahantey godkeed fileysaa in cadceedu fadhido caawa?
Feel free to ask?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Hargeisa