Salaam Academy and Home Teaching

Salaam Academy and Home Teaching

Share

Ogeysis ogeysis Salaam Academy and Home Teaching waxey idin diyaarisey qeyb hab online oo ah iyo wal

31/07/2025

FURSAD: Halkan ka dalbo macalin guri

Dhammaan waalidiinta ku dhaqan magaalada Hargeisa kulliyada Salaam Home Teaching waxa ay kugu bishaareynaysaa in ay diyaar kuugu yihiin macalimiin kuugu imanaya gurigaaga ama gootaada shaqo.

1) KAABISTA CASHARADA SIDA
●QURAAN
● Secondary
● Primary
● KG

2) BARASHADA LUUQAHA SIDA

● ENGLISH
● ARABIC
● SOMALI
3) BARASHADA XISAABTA




Home Teaching

Nagala soo xidhiidh
__063 3818818
__065 3818818
ama whatsp bottonka hoose.

26/09/2024

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

(HADDA HEL MACALIN GURI)
Dhammaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargeisa kulliyada Salaam Home Teaching waxa ay kuugu bishaareynaysaa inay diyaar kuugu yihiin macalimiin kuugu imanaya gurigaaga ama goobtaada shaqo kana kaabaya ardayga dhamaad casharada sida:
1) KAABISTA CASHARADA SIDA
●QURAAN
● Secondary
● Primary
● KG
2) BARASHADA LUUQAHA SIDA
● ENGLISH
● ARABIC
● SOMALI
3) BARASHADA XISAABTA
4) BARASHADA CULUUMTA DIINTA (axaadiis, caqiido, fiqhi, tajweed)

khibrad badan leh oo la hubo
waxa laga kaabayaa maado kasta oo ku adag
joogta ah (exam and assignment).

Wixii intaa ka faahfahsan. Kala soo xidhiidh
TEL: 0633818818, 0637084655, 0653818818

26/09/2024

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Dhammaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargeisa kulliyada Salaam Home Teaching waxa ay kuugu bishaareynaysaa inay diyaar kuugu yihiin macalimiin kuugu imanaya gurigaaga ama googtaada shaqo

1) KAABISTA CASHARADA SIDA
●QURAAN
● Secondary
● Primary
● KG

2) BARASHADA LUUQAHA SIDA

● ENGLISH
● ARABIC
● SOMALI
3) BARASHADA XISAABTA

Wixii intaa ka faahfahsan. Kala soo xidhiidh
TEL: 0633818818, 0637084655, 0653818818

03/12/2023

Ogaysiis:
Waxaanu ogaysiinaynaa dhamaan arday kasta oo ay ka maqnayd shahaado in mudada ka horaysa 10 bishan numberkan la soo hadlaan

Whatsappkan 0633818818

06/09/2023

OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS

Dhammaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada Hargeisa kulliyada Salaam Home Teaching waxa ay kuugu bishaareynaysaa inay diyaar kuugu yihiin macalimiin kuugu imanaya gurigaaga ama googtaada shaqo

1) KAABISTA CASHARADA SIDA
●QURAAN
● Secondary
● Primary
● KG

2) BARASHADA LUUQAHA SIDA

● ENGLISH
● ARABIC
● SOMALI
3) BARASHADA XISAABTA

Wixii intaa ka faahfahsan. Kala soo xidhiidh
TEL: 0633818818

29/08/2023

Ogaysiis ogaysiis dhamaad waalidiinta ku dhaqan magaalada Hargeisa ee la jecel ubadkooda in ay waxbashada ku wanaagsanadaan kulliyada Salaam waxay ugu bushaaraynaysaa ina diyaar kuugu yihiin macalimiin
Ka kaabaya ardayda dhaman casharada ku adag fadlan la soo xidhiidh numberadan hoose
0633818818 0672024465

29/01/2023

FURSAD: MUHIIM AH WAALID.

Dhammaan waalidiinta ku dhaqan magaalada Hargeisa kulliyada Salaam Home Teaching waxa ay kugu bishaareynaysaa in ay diyaar kuugu yihiin macalimiin kuugu imanaya gurigaaga ama gootaada shaqo.

1) KAABISTA CASHARADA SIDA
●QURAAN
● Secondary
● Primary
● KG

2) BARASHADA LUUQAHA SIDA

● ENGLISH
● ARABIC
● SOMALI
3) BARASHADA XISAABTA




Home Teaching

Wixii intaa dheer kala soo xidhiidh laberada hoose 063 6484978 0656484978 ama whatsp bottonka hoose.

21/01/2023

iibso Hal koorso iyo mid bilaash ah

Dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee jecel waxbarashada waxaa la ogaysiinayaa in
Salaam Academy & Home Teaching Center uu bilaabayo koorsooyin cusub oo online ah ( ). Waxa ayna kala yihiin:

1. Management Skills
2. Human Resource Management;
3. Public speaking
4. Marketing Skills;
5. Leadership & Management;
6. Office Management;
7. Islamic Banking;
8. Teacher Training
9. Project Management;
10. Business Management;
11. Working Smarting
12. Introduction to Psychology;

Koorsooyinkan ardayga qaadanaya waxa uu heli doonaa casharro isbuucle ah oo dhammaystiran, maqal iyo muqaalna ah. Waxa ay koorsooyinkani ku baxayaan afkaagii hooyo, waxaana dhigaya macallimiin takhasus u leh maaddo walba oo aannu kor ku soo xusnay.

Gabagabada koorsada, arday walba waxa uu heli doonaa shahaado caddaynaysa in uu ardaygu dhammaystiray koorsadii uu/ay isu diiwaangaliyay/diiwaangalisay.

Fadlan la wadaag asxaabtaada iyo ciddii kale ee danaynaysa koorsooyinkan bilaashka ah. Wixii faahfaahin dheeri ah kala xidhiidh WhatsAppka hoos ku xusan:

+252636484978

Mahadsanidiin.

01/01/2023

Hambalyo Sanadka Cusub oo wanaagzan.

10/09/2022

FURSAD DAHABIYA ‼️

Kulliyada Salaam Academy and Home Teaching Center
Oo ah kulliyad looga bartay
Tobabaro iyo xirfado lagu tanaado
Waxey qabaneysaa "SEMINAR WORKSHOP"

🟧 maalinta (khamiista galinka h**e )
🟧 Taarikhda : (15/9/2022)
🟧 mudada Hal maalin 8:00Am 10:00Am

✅ CERTIFICATEKA WAA FREE
✅ SEMINARKU WAA FREE

✅ waxa aad iska diwaan gelin kartaa
Numberadan ama linkigan hoose calaamada whatspka

063 6484978 656484978
Ama whatsApp Bottom ka hoose

08/09/2022

Maata si toos ah uga bilaamaya xarunta Tobabarka ka faa iideysi wanaagzan.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


East Africa
Hargeisa