24/01/2022
Raxmaanka Naxariista badan wuxuu leeyahay
◀️ "نَبِّئْ عِبَادِي أَنِّي أَنَا الْغَفُورُ الرَّحِيمُ"
Uga waran adoomadeyda inaan anigu ahay danbi dhaafe naxariis badan🥰
◀️ "وَأَنَّ عَذَابِي هُوَ الْعَذَابُ الْأَلِيمُ"
Cadaabkeyguna uu yahay Cadaab Daran😥
23/01/2022
22/01/2022