Machad al- Itqaan
ku soo dhawoow Machad Al-Itqaan waa hoyga barashada qur'aanka kariimka ah iyo sunnada nebi muxamed (scw)
09/04/2022
Tan maanay Cadho EEBBE ka dhalanayn??.
18/03/2022
Maxaad ku fasiri lahaydeen sawirada ardaydan.
20/02/2022 M oo ku beegan 19/Rajab/ 1443 H waxa 30 juz ee qur'aanka khatimay
Axmed-iid mohamed oo ka mid ah arday machad Al-itqaan waxa ka barata.
Waa arday Allah ku mannaysta akhlaaq iyo zifdi.
Fursad shaqo oo bannaan
Machad Al-itqaan waxa uu kugu wargalinauaa inoo hayo boos macalimad ah oo galinka h**e ah
Shuruudahan looga baahan
1- xaafidad in ay tahay haysatana shahaadadii xifdiga
2- in ay ugu yaraan wax ka dhigatay tasxiixa.
3- in ay ugu yaraan dhigatay dugsiga dhexe (8)
4- in aanay ka yaraan 20 sanno
5- in ay leedahay khibrad macalimo.
La soo xiriir numberadan: 0634155933/0659155653
31/12/2021
نرحب بكم بأيد مفتوحة
24/12/2021
14/12/2021
Waxaa maanta u soo dhamaaday imtixaankii kalka 1aad ardayda Machad Al-itqaan sidaasna waxa ay ku galeen fasax nasasho oo laba todobaad ah.
09/12/2021
Ka faa'isaysi wacan.
06/10/2021
Sawiradda Xafladda sannad dugsiyeedka 2020/2021 ahna xafladda harumarinta barnaamijka machadka.
Qaybtii 2aad
01/10/2021
Sawirada xafladdii sannad dugsiyeeedka 2020/2021, ahna harumarinta barnaamijka machadka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
New Hargeisa
Hargeisa