Is diwaangalintu waxa ay ka socotaa madarasada oo ku taal xaafada masalaha bari masjid jaamac masalaha .
مـدرسة نـور الفــرقان - Madarasada Nuur Al-furqaan
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مـدرسة نـور الفــرقان - Madarasada Nuur Al-furqaan, School, Masjid jamaaca masalaha, Hargeisa.
Xaflada qalinjabinta dufcadii labaad ee akhriska iyo qoraalka luuqada carabiga .
Sido kale abaalmarinta ardaydii ugu sareyey sanad dugsiyadkii dhamatey 🎓
01/03/2025
Ramadaan Waa Bil Barakeysan
حديث: قال رسول الله ﷺ:
"أَتَاكُمْ رَمَضَانُ، شَهْرٌ مُبَارَكٌ، فَرَضَ اللَّهُ عَلَيْكُمْ صِيَامَهُ، تُفْتَحُ فِيهِ أَبْوَابُ الْجَنَّةِ، وَتُغْلَقُ فِيهِ أَبْوَابُ الْجَحِيمِ، وَتُغَلُّ فِيهِ الشَّيَاطِينُ، فِيهِ لَيْلَةٌ خَيْرٌ مِنْ أَلْفِ شَهْرٍ، مَنْ حُرِمَ خَيْرَهَا فَقَدْ حُرِمَ."
(سنن النسائي 2106)
Micnaha: "Wuxuu idiin yimid Ramadaan, bil barakeysan. Allah wuxuu idinku waajib yeelay soonkeeda. Albaabada Jannada waa la furaa, albaabada Naarta waa la xiraa, shayaadiintana waa la silsiladeeyaa. Habeen ka mid ah habeenadeeda (Laylatul Qadr) waa ka kheyr badan kun bilood. Qofkii laga xayiro kheyrkeeda, dhab ahaan wuu khasaaray."
~Ramadaan mubaarik~
Xaflada Khatmiga xamda cabdi muumin Oo ay u Dhamaysay Qur'aanka Macalin farax mohamed axmed Fasalka sawda G. Danbe.
𝗧𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗺:
Masjid Jaamaca Masalaha
+𝟮𝟱𝟮 (𝟲𝟯) 𝟰𝟳𝟰𝟰𝟬𝟮𝟮 +𝟮𝟱𝟮 (𝟲𝟱) 𝟰𝟳𝟰𝟰𝟬𝟮𝟮
𝗠𝗮𝗱𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗔𝗹-𝗳𝘂𝗾𝗮𝗮𝗻 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮.
Xaflada Qalin Jabinta Dufcadii 1aad ee Madaarista nuurul furqaan
Ee xiftinta Qur'aanka kariimka ah .
31/07/2024
𝗥𝗔𝗦𝗠𝗜
Waxa lagu war-gelinayaa dhamaan ardayda waalidiinta macalimiinta iyo dhaman hawl-wadeenada dugsiyada 𝗠𝗮𝗱𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗔𝗹-𝗳𝘂r𝗾𝗮𝗮𝗻 in maalinta sabtida oo ku taariikhaysan 𝟬𝟯 𝗔𝘂𝗴 𝟮𝟬𝟮𝟰 dib loogu soo laaban doono waxbarashada sanad dugsiyeedka cusub 2024- 2025.
العــــــــودة إلــــــــــى المدرســــــــــــــــــــــــــــة
𝗧𝗶𝗹𝗺𝗮𝗮𝗺:
Masjid Jaamaca Masalaha
+𝟮𝟱𝟮 (𝟲𝟯) 𝟰𝟳𝟰𝟰𝟬𝟮𝟮 +𝟮𝟱𝟮 (𝟲𝟱) 𝟰𝟳𝟰𝟰𝟬𝟮𝟮
𝗠𝗮𝗱𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗔𝗹-𝗳𝘂𝗾𝗮𝗮𝗻 𝗛𝗮𝗿𝗴𝗲𝗶𝘀𝗮.
𝐎𝐠𝐚𝐲𝐬𝐢𝐢𝐬..
Waalidiinta, Ardayda, Macallimiinta, Iyo Dhammaan Bahda madarasada nuur Al furqan Waxa La Ogaysiinayaa In Berri Oo 𝐒𝐚𝐛𝐭𝐢 Ah Lagu Soo Noqonayo Dhammaan Qeybaha Kala duwan ee madarasada Insha Allah.0 63 4744022
09/04/2024
Ciid mubarak تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال 🤲
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤 + ciid 𝐌𝐮𝐛𝐚𝐚𝐫𝐚𝐤
waxa maanta oo taariikhdu tahay Ramadan 24, 1445 H waafaqsan bisha Apri 3, 2024 si rasmi ah u bilaamay fasaxa munaasibada ciida fidriga iyada oo dib loogu soo laaban doono Shawwaal 4, 1445 waafaqsan bisha April 13,2024 maalinta sabti ah.
______________________________
𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡 𝐰𝐢𝐱𝐢𝐢 f𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧 𝐚𝐡.
𝐗𝐚𝐚𝐟𝐚𝐝𝐚 𝐌asalaha
+252 634744022
What's app 63 4744022
24/03/2024
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐛𝐚𝐫𝐚𝐤 𝐝𝐚𝐲 𝟏𝟒, 𝟏𝟒𝟒𝟓 𝐀𝐇
Xadiiska maanta
(𝐐𝐨𝐟𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨𝐦𝐚 𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐢𝐬𝐚𝐠𝐚 𝐫𝐮𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐬𝐢𝐝𝐨𝐨 𝐤𝐚𝐥𝐞𝐧𝐚 𝐚𝐣𝐚𝐫 𝐫𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐝𝐚𝐦𝐛𝐢𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐰𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐚).
Nagu soo booqo:
𝐀𝐠𝐚𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐣𝐢𝐝 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚
Nagala soo xidhiidh:
63 4744022
mahadsanidin 😊
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Masjid Jamaaca Masalaha
Hargeisa