18/08/2025
TACSI
Maamulka, macalimiinta iyo shaqaalaha dugsigu waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Macalin Axmed Yaasiin,oo kamid ah macalimiinta dugsiga, oo ay Xaaskiisi maanta ku geeriyootay magaalada Hargaysa.
Rabbi Janatul fardowsa haka waraabiyo, Inaga, ehelkii ay ka baxday iyo qaraabadiina samir iyo iimaan saadiq ah haka siiyo.🤲