نفتخر بوطننا في يومه الوطني، ونحمل في قلوبنا الوفاء لقادته
وشعبه وأرضه الطيبة
طالبة سارة خالد
كل عام وصوماليلاند، أجيالاً وأرضاً، بألف خير
#صوماليلاند #18مايو #هرجيسا
JIIL AL-JADIID SCHOOLS
Goob wax barasho
"Geyigii kastee guushayada jecel Abaal guun ah baan Gaar ugu hayaa...."
"Somaliland dhuuxa iyo Dhiiga way raacday"
Dugsiga Sarre Ee JIIL AL-JADIID iyo Xuska 18 May ee qaranimada Somaliland.
"Waxaynu muujinay adkaysi aan Caalamku filayn"
Ugbaad oo ka mid ah ardayda Dugsiga sare Ee JIIL AL-JADIID.
16/05/2026
Hambalyo 18-ka May! ✨
Maamulka, macallimiinta, iyo ardayda Dugsiga Sare ee Jiil Al-Jadiid (Jiil Al-Jadiid Secondary School) waxay hambalyo diiran u dirayaan dhammaan shacabka Jamhuuriyadda Somaliland meel kasta oo ay joogaan, munaasibadda weyn ee sanad-guurada 35-aad ee dib-u-la soo noqoshada madax-bannaanida.
Halkan ka daawo sawirrada bilicda iyo wadaniyadda leh ee ay ardayda dugsigu ku xuseen maalintan qaran ee qaaliga ah.
Barnaamijka hiddaha iyo dhaqanka ee dugsiga sare ee JIILAL-JADIID.
16/04/2026
Qaybtii 2aad Ee Sawirada, Barnaamijka hiddaha iyo dhaqanka ee dugsiga sare ee JIILAL-JADIID.
12/04/2026
Hablaha dugsiga sare ee JIIL AL-JADIID gaar fasalka Form 3C waxa ay Soo qabanqaabiyeen barnaamij aad u xiiso badan oo ku saabsan hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Barnaamijkaas oo ay ka Soo qayb galeen dhammaan fasallada hablaha, maamulka iyo macallimiinta ayaa waxa si wayn loo gu bogaadiyay fasalkaas.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Warancade Street
Hargeisa