Al Buruuj Online - مركز البروج

Al Buruuj Online - مركز البروج Markizka Barashada quraanka kariimka ah iyo maadooyinka diiniga ah,

casharradu waxa ay ku baxayaan online. nagala soo xidhiidh +252634191225

Permanently closed.
10/12/2024

Ku soo dhawaw Machadka alburuuj islamic online machadku waxaa uu qurba joogta somaliyeed ku war gelinayaa in sanad dugsiyeedka 2025 ilaa 2026 qaadanyo arday cusub machadka ayaa waxa lagu bartaa:
1-Xifdiga quraanka
2- Hingada carabiga
3- Tajweedka
4- Adkaarta
5- Barashada Salaada
6- Tarbiya islamka
Hadaba machadka waxa uu Waxaa kugu diyaar ah manhaj tayo sare leh maclimiin aqoon iyo waaya aragnimo u leh wax dhigista iyo tarbiyada ubadka ugu dambayn ardayga waxa la siin doona shahaado cadaynaysa aqoonta u bartay la xidhiidh WhatsApp +252636988814

29/11/2024

Ku soo dhowoow machadka alburuuj quraan online

13/08/2024

Ku soo dhawaw Machadka alburuuj islamic online machadku waxaa uu qurba joogta somaliyeed ku war gelinayaa in sanad dugsiyeedka 2024 ilaa 2025 qaadanyo arday cusub machadka ayaa waxa lagu bartaa:
1-Xifdiga quraanka
2- Hingada carabiga
3- Tajweedka
4- Adkaarta
5- Barashada Salaada
6- Tarbiya islamka
Hadaba machadka waxa uu Waxaa kugu diyaar ah manhaj tayo sare leh maclimiin aqoon iyo waaya aragnimo u leh wax dhigista iyo tarbiyada ubadka ugu dambayn ardayga waxa la siin doona shahaado cadaynaysa aqoonta u bartay la xidhiidh WhatsApp +252636988814

08/02/2024
10/10/2023

ku baro quraanka hab online adigoo joogo gurigaga adiga iyo caruurtada markazka waxaa uu qaadanayaa arday cusub bishaan ka faaidayso

24/09/2023

Ku baro quraan hab online

18/09/2023

Ku baro quraan adigoo joga gurigaga ama goobtada shaqo la xidhiidh whatsapp +252636988814

Address

Hargeisa HQ/
Hargeisa
252

Telephone

+252636988814

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Buruuj Online - مركز البروج posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share