Esco Academy

Esco Academy

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Esco Academy, Education Website, 150ka Street, Hargeisa.

27/06/2025

Bushaaro bushaaro
Kuliyada esco ee barashada cilmiga computerka iyo luuqaduhu waxay ugu bushaaraynaysaa
Dhammaan dadka jecel wax barashada in kuliyadu bixinayso koorsooyin online ah.
Kuwaas oo la dhiganayo mudo 4 bilood ah.
Taas oo bisha ardaygana laga qaadi doono $5 oo keliya
Hadaba si aad uga faa'idaysato.
Iska diwaan geli linkga hoose๐Ÿ‘‡
https://form.jotform.com/251771405427557

Ama nala soo xidhiidh adiga oo riixaya meesha call now ay ku qorantahay

26/06/2025

Kusoo dhawoow gacmo furanโ˜•๏ธ

25/06/2025

Kaalay oo kobci aqoontaada oo baro xirfad ku anfacda โœจ๏ธ

20/06/2025

Ka faa'idaysi wanaagsan sxpyaal โ˜•๏ธ

19/06/2025

Busharo bushaaro.
Waxay ugu bushaaraynaysaa kuliyada barashada luuqadaha iyo computer ka ee esco.
Dhamaan bulsho waynta jecel wax barashada in kuliyadu bilawday courses onilne ah
Kuwaas oo ka kooban
English: bilaw , dhex dhexaad iyo heer sare
Computer : bilaw , dhex dhexaad iyo dhamaystir
Ka faa'idaysi wanaagsan
Wixii faah faahina nagala soo xidhiidh
Whatsappka hoos yaala pll

16/02/2025

ุงู„ู„ู‡ู… ุจุงุฑูƒ ู„ู†ุง ููŠ ุดุนุจุงู†ุŒ ูˆุจู„ุบู†ุง ุฑู…ุถุงู†ุŒ ุงู„ู„ู‡ู… ุณู„ู…ู†ุง ู„ุฑู…ุถุงู†ุŒ ูˆุณู„ู… ุฑู…ุถุงู† ู„ู†ุงุŒ ูˆุชุณู„ู…ู‡ ู…ู†ุง ู…ุชู‚ุจู„ุง.
Alle ha inaga dhigo kuwii ka faa'idaysta khayrka bisha barakaysan ee ramadaan. Hana inaga dhigo kuwii loo dambi dhaafo.

11/02/2025

Page ka rasmiga ah ee dugsiga sare ee jamhuria
Jamhuria secondary school

13/01/2025

Maal maha la dhiganayo
Khamiista iyo jimcaha
Gelinka danbe
Wakhtiga : 4.00 ilaa 6.00

Ka faa idaysi wanaagsan
Wixii faah faahin dheeraad ah nagala so xidhiidh numberska hoos ku qoran.

Want your school to be the top-listed School/college in Hargeisa?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


150ka Street
Hargeisa