East Africa Primary and Secondary School

Share

OUR AIM IS SUCCESS

Photos from East Africa Primary and Secondary School's post 21/11/2025

𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐛𝐚𝐥𝐲𝐨.
Waxaan u hambalyaynaynaa dhammaan 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 meel kasta oo ay joogaan munaasabadda 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐜𝐚𝐥𝐥𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝟐𝟏𝐤𝐚 𝐍𝐨𝐯𝐞𝐦𝐛𝐞𝐫.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Hoos uga wac Macalinkaagii 𝐃𝐮𝐠𝐬𝐢𝐠𝐚, 𝐢𝐬𝐤𝐨𝐨𝐥𝐤𝐚 iyo 𝐣𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 Oo Mahadsanid Dheh.

Photos from East Africa Primary and Secondary School's post 12/10/2025

"CALANKAYAGOW CAWAALE"

12kii Oktootobar 1954 waa maalintii ugu horreysay ee calanka Soomaaliyeed ifka lagu arkay...waa taariikh lama illaawaan...waa sumadda qaranimada dadkeenna iyo dalkeenna.

Gobanimada iyo madaxbannaanida aan haysanno muwaadiniin rag iyo dumar ah ayaa dhaliyey oo naf iyo maal u huray. Ilaahayow jannadaada firdowsa ka waraabi. Sidoo kale madaxdii soo daadihisay dowladnimada ilaa kuwa maanta u taagan waxaan u baryeynaa adduunyo iyo aakhiro taam ah iyo ciso iyo sharaf. Calanka, xuduudaha dhulka, cirka iyo badda dalkeenna hooyo iyo khayraadkiisa kala duwan, dadkeenna iyo Diinta Islaamku waxay ilaalin iyo difaac ka rabaan jiilasha maanta jooga iyo kuwa mustaqbalka gaar ahaan dhallinyarada.

Maanta waxaan xusaynaa sannadguurada 71aad ee ka soo wareegatay maalinta calankeenna buluugga ah oo xiddigta cad ee shanta geesood leh ay dhexda uga taal. Qiimaha iyo karaamada qaraninada waxaa lagu ilaalin karaa midnimo, isku duubni, waddaninimo iyo walaaltinimo daacad ah.

Soomaaliyeey toos...Axyaa Waddanii. Munaasabaddatan awgeed, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

12/10/2025

05/09/2025

Safarka waxbarsahada wuu biloowday

Want your school to be the top-listed School/college in Hamar?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address

Wadajir District , Buulo-Xuubey Dhabarka Dambe Ee UNDP
Hamar
00252