Sheik Abdiwahid Academy

Sheik Abdiwahid Academy

Share

Sheikh Abdiwahid Foundation waa dalad ka shaqeysa samafalka dhanka waxbarashadda.

15/11/2025

SHEIK ABDIWAIHID ACADEMY

OGEYSIIS MUHIIM AH

Dhammaan bahda jecel waxbarashada waxaa la ogeysiinayaa in SHEIK ABDIWAHID ACADEMY, oo ku taalla degmada Guriceel, uu bixinayo koorsooyin tayo leh oo bilaash ah (lacag la’aan) sida ku xusan hoos:

1. Computer – 4 bilood

2. Caafimaad – 4 bilood

3. English – 6 bilood

4. Cilaan-saar (Make-up) – 3 bilood

5. Dharkarisku (Tie & Dye) – 2 bilood

6. Saxaafadda – 3 bilood

F.G: Isdiiwaangelintu waa socotaa. Fadlan ha ka harin booskaaga inta aan la buuxin.

📞 0617 373 764 / 0615 481 212

Ku baro xirfad muddo gaaban oo aad shaqo ku heli karto!

22/10/2025

🎓 FREE ONLINE COURSE
Sheik Abdiwahid Academy

📚 Koorsooyinka la bixinayo:
1️⃣ Computer
2️⃣ Caafimaad
3️⃣ Dharkaris (Midabaynta Baatiga)
4️⃣ Cilaan-saar
5️⃣ English

📞 La xiriir: +252 617 373 764 / +252 615 481 212

💡 Isdiiwaangeli maanta – Baro xirfad kaa saari karta mustaqbal wanaagsan!

07/09/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH!!

🎨✨ BARO FARSAMADA DHARKARISKA (TIE & DYE)! ✨🎨

Ma rabtaa inaad barato sida dharka cad loogu beddelo naqshado qurux badan iyo midabyo soo jiidasho leh?
Hadda fursad baa kuu furan!

Waxaad ku baran doontaa:
✅ Sida dharka loo xarxariyo qaabab kala duwan
✅ Habka midabeynta dharka
✅ Sida loo sameeyo naqshado ganacsi ahaan loo iibsan karo

💡 Ku habboon: Ardayda, dhalinyarada iyo qof kasta oo xiiseynaya farshaxanka iyo ganacsiga dharka.
Habka barashada: waa OFFLINE IYO ONLINE

📍 Isdiiwaangeli maanta oo bilow safarkaaga xirfadda leh!

📞 Xiriir & WhatsApp: +252 617 373 764 / +252 615 481 212

06/08/2025

📢 OGAYSIIS MUHIIM AH
Bahda Sheik Abdiwahid Academy

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ardayda iyo bahda waxbarasho in fasallo cusub oo lagu baranayo Koorsooyinka Aasaasiga ah ee Computer-ka (Basic Computer Course) ay si rasmi ah u bilaaban doonaan dhawaan.

🖥️ Xiisadda waa subax,Galab iyo Habeenkii:
📆 Maalmaha Xiisadaha: Sabti, Axad, Isniin & Talaado
⏰ Waqtiga: Goor walba: (Online & Offlin)

Waxyaabaha lagu baranayo waxaa kamid ah:
✅ Windows 10
✅ Microsoft Word
✅ Microsoft PowerPoint
✅ Microsoft Excel
✅ Microsoft Access
✅ Hardware (qalabka kombiyuutarka)
🎯 Waa xirfad barasho 𝟏𝟎𝟎% baraatiko ah

📌 NB: Qofkii aan waqti firaaqo badan haysan, waxaa loo heli doonaa macallin gaar ah oo si khaas ah ugu booboosiinaya casharrada uu rabo.

📍Goobta: Xarunta Sheik Abdiwahid Academy
📱 Wixii faahfaahin ah, kala xiriir: WhatsApp: 0617373764

21/07/2025

🎬 Baro Video Editing & Camera! 📸

Ku soo biir koorsada ugu xiisaha badan!
✅ Baro sida loo isticmaalo camera-da casriga ah
✅ Video editing xirfad leh oo adiga kuu gaar ah
✅ Koorsooyin gacmo-ku-qabad ah
💥 Ka bilaab barashada xirfad kaaga dhigi karta xirfadle!

📹 Riyooyinkaaga Ka Dhig Muuqaal!

Baro sida loo sameeyo videos qurux badan!
🎥 Faham camera-ka sida xirfadle
✂️ Ku shaqee software-yo editing casri ah
🌟 Baro siraha muuqaal sameynta ee aduunka!

Isdiiwaan geli maanta!
📞 0617373764 / 0615481212

12/07/2025

Hambalyo Hambalyo Dufcadda 7-aad
SHEIK ABDIWAHID ACADEMY waxay si weyn ugu hambalyaynaysaa ardayda Dufcadda 7-aad ee dhamaystay koorsada CAAFIMAADKA iyo COMPUTERKA. Waxaa idin ka muuqata dadaal, go'aan adag iyo karti sare oo aad kaga gudubteen marxalad kale oo aqooneed.

Photos from Sheik Abdiwahid Academy's post 11/07/2025

Hambalyo Hambalyo

10/07/2025 waxa ay noo ahayd guud ahaan reer Sheik Abdiwahid Academy maalin farxadeed oo ay qalin jebinayeen arday tiradoodu gaareyso 50 arday oo bartay maadooyinka ka la duwan oo iskuulka bixiyo sida: COMPUTER_KA_ , caafimaadka ,saxaafada iyo cilaan-saarka
waxa aan leenahay guud ahaan SHEIK ABDIWAHID ACADEMY GAAR_AHAAN QALINJEBIYAASHA
Mar lapaad Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Horumar wanaagsan ayaan idin rajeyneynaa dhamaantiin.
SHEIK ABDIWAHD ACADEMY waa , , iyo -saarka dhamaan

Photos from Sheik Abdiwahid Academy's post 10/06/2025

WAXBARASHO – OGEYSIIS MUHIIM AH

Dhammaan bahda jecel waxbarashada iyo ardayda doonaysa in ay korodhsadaan aqoontooda,
Waxaa lagu wargelinayaa in SHEIK ABDIWAHID ACADEMY oo ku yaalla Degmada Guriceel uu bilaabay koorsooyin lacag la’aan ah oo loogu talagalay bilaha fasaxa.

Fursadani waa mid xaddidan — waxaanu qaadaneynaa kaliya 50 arday, sidaas darteed ka faa’iideyso fursaddan oo isdiiwaangeli hadda!

Koorsooyinka La Bixinayo:
1. Computer-ka – 4 bilood
2. Caafimaadka – 4 bilood
3. Saxaafadda – 3 bilood
4. Barashada Dharkarinta – 2 bilood
5. English (Af-Ingiriisi) – 6 bilood
6. Cunto-karinta – 3 bilood
7. Cilaan-saarka – 3 bilood
8. Kaamirada (Camera usage) – 2 bilood
9. Far-qurxinta (Makeup Artistry) – 2 bilood
10. Graphic Design – 2 bilood

Fiiro Gaar ah:
Isdiiwaangelintu way socotaa, waxaana ardayda laga codsanayaa inaysan sugin ilaa ay boosasku dhammaanayaan.
Nagala soo xiriir:
📞 0617373764 / 0615481212

SHEIK ABDIWAHID ACADEMY
Waxbarasho tayo leh, mustaqbal ifaya!

06/06/2025

Dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo bahda waxbarashada waxaanu idin leenahay:

"Munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxaa Mubaarak.
Ilaahay ha naga dhigo kuwa camalkooda la aqbalo, Ciiddan ciideeda kale ha inagu gaarsiiyo caafimaad, nabad, iimaan iyo barwaaqo." Aamin

🤲🌙🕋

Photos from Sheik Abdiwahid Academy's post 26/05/2025

Sheikh Abdiwahid Academy – Degmada Guriceel
Iska Diiwaangeli Hadda!

Waxaan ku bixinnaa koorsooyin tayo sare leh hab Online iyo Offline ah.

Fiiro Gaar ah: Waxaa socda qiimo dhimis gaar ah oo dhan 50%, muddo kooban ku eg. Ha seegin fursaddan! Hadda iska diiwaangeli oo ka faa’iideyso.

Koorsooyinka La Heli Karo:

1. Computer – 5 bilood

2. Caafimaadka – 5 bilood

3. Graphic Design – 3 bilood

4. Video Editing – 2 bilood

5. English Language – 8 bilood

6. Cilaan-saar – 3 bilood

7. Dharkariska – 2 bilood

8. Dawada (Pharmacology) – 4 bilood

9. Sheybaarka (Laboratory) – 4 bilood

10. Farxurinta – 2 bilood

11. Saxaafadda (Journalism) – 3 bilood

Ku baro xirfad aad mustaqbalkaaga ku dhisan karto!
Wac ama Fariin noogu reeb Whatsapp: 617373764

Photos from Sheik Abdiwahid Academy's post 30/04/2025

OGEYSIIS MUHIIM AH!

Baro Dharkarista Baatiga!
Ku milan Farshaxan iyo Farsamo!

Haddii aad rabto inaad barato sida loo sameeyo dhar qurux badan oo baati ah:
Isdiiwaangeli maanta!

Kaliya $7 isku diwaangeli — kadibna hel 2 bilood oo bilaash ah!

Waxaad heli doontaa:

Casharro dhab ah

Farsamooyin cusub

Fursado shaqo iyo ganacsi

Nala soo xiriir: 61 7373764
Si aad u bilowdo safarkaaga farshaxanka!

28/04/2025

Baro Dharkariska Baatiga!
Ku milan farshaxan iyo farsamo!
Haddii aad rabto inaad barato sida loo sameeyo dhar qurux badan oo baati ah, iska diiwaangeli maanta!
- Casharro dhab ah
- Farsamooyin cusub
- Fursado shaqo iyo ganacsi

Nala soo xiriir si aad u bilowdo safarkaaga
+25261 7373764

Want your school to be the top-listed School/college in Guri Ceel?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Guri Ceel
2222