Maamulka iyo macalimiinta Machad Ixyaa Culuumu Diin. Waxay Tacsi Tiiraanyo leg uga dirayaan Macalin Abdifitaah Abdullahi Salaad iyo dhamaan qowska geeridii naxdinta laheed ee Ku timid CAALI Cabdifitax oo xalay Jumcadii Guriel Ku geeriyotay.
Allah waxaan in kaga baryeeynaa Samir jamiil ah.
Machadka Ixyaa Culumuu Diin
Machadka Ixyaa Culuumu Diin. Waa Machad lagu barto Diinta Islaamka. Quraanka kariimka ah , Kutubta cilmiga iyo Tarabiyada Islamka.
Machadkaa waxaa lagu Bartaa Xifdinta Quraanka Kariimkaa iyo Kutubada
Waa Tartan Quraan oo lagu Qabtay Madrasada ixyaa Culuumu diin.
Masha allah. Waa ardayay ka mid ah ardayda machadka Ixyaa Culuumu diin.
20/12/2020
Mar kaste Akhriso Ayadaaan.
15/12/2020
Waa Imtixaankii Carabiyada Ajruumiga ardayda oo ixtimaan loga qaadayay
Sh Cumar Shiikh Cisman Cumar
Xafladii furitanka xarunta kuleejka ah ee IXYAA CULUMU DIIN
15/08/2020
Halkaan kala soco macluumaad dheeriya oo kusaab san machadka ixyaa culuumu diin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Wadad Masjidka Jaamica Ah Hor Marta
Guri Ceel
252