Ruweydo Cabdi Naasir
Waxay ka mid tahay ardayda ugu firfircoon ee wax ka barata Machadka Weyn ee
Uloom Institute for Islamic Studies (معهد العلوم للدراسات الإسلامية)
Uloom institute for islamic studies معهد العلوم للدراسات الاسلامية
Mac-hadka waxaa la aasaasay 14/1/2018 khubaro xagga waxbarashadda ah oo gartay sida loogu baahan ya
Nasri Nuur Axmed
oo ka mid ah ardayda wax ka barata Machadka Culuum Qaybtiisa Imaamu Nawawi,
ayaa soo jeedisay mowduuc ku saabsan Axkaamta Soonka, maadaama lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadaan.
18/02/2026
Guuuuuuul waa lagaaraa lakiin fudeeyd maya
18/02/2026
Xafladdaan oo sanadkiiba mar laqabto ayaa ka qabsoomtay machadka wayn ee Culuum faraciisa imaamu nawawi oo ku yaalla xaafadda dalsan waaxda iftin ee degmada Guriceel.
Munaasibaddaan oo ka koobnayd qaybo badan ayaa waxa ugu waa waynaa saddex qodob oo muhiim ah kuwaas oo kala ahaa:
1. Sooxiridda casharradii socdey muddadii sanadka ahayd maadaama ay bilatay bishii ramadaan.
2. Abaal marinta arday kaalmo wanaagsan ka keenay tartamo lugu qabtay machadka.
3. Soo bandhigidda awoodda ardayda ee ku aaddan kutubadii ay barteen intii ay kujireen barashadoodii sanadka ahayd.
Lasoco Muuqaalka insha Allaah.
14/02/2026
SAWIRRO::: Xafladdaani oo ah mid sanadle ah oo sanad kasta lugu qabto machadka wayn ee Culuum laantiisa Imaamu Bukhaari oo ku yaalla xaafadda istarliin ayaa sanadkaan u dhacday si cajiib ah oo ka duwan xilliyadii h**e, Xafladdan ayaa daarranayd dhowr qodob oo waawayn sida in lasoo xirayay duruustii Socotey sannadkii lasoo dhaafay, dhanka kale xafladdaani ayaa lugu abaal marinayay ardaydii guulaha waawayn kakeenay tartankii lugu qabtay Machadka, ugu Danbayn waxaa abaal marinno lasiiyay ardaydii kaalmaha h**e kagalay Imtixaankii laga qaaday fasallada kala duwan ee machadka Culuum laantiisa Imaamu Bukhaari.
Wariye Dhorre
Rayaan Macallin Cabdulahi:
Aya soo jeedisay mowduuc ku saabsan soonka oo aad u muhim ah.
09/02/2026
Xaflad ka koobnayd dhowr qaybood ayaa lugu qabtay Machadka Wayn ee Culuum Qaybtiisa Xaafadda howlwadaag waaxda daryeel ee degmada Guriceel.
Xafladda ayaa daarranayd soo bandhigidda arday bartay kutubbada cilmiga iyo abaal-marinta arday guulo waawayn kagaarey tartan in muddo ah kasocday Machadka.
Uloom institute for islamic studies معهد العلوم للدراسات الاسلامية
11/01/2026
إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ.
إن لله ماأخذ وله ماأعطى وكل شيءٍ عنده بأجلٍ مُسم
Waxaan halkaan uga Tacsiyeeyneeynaa anagoo ah bahda
Uloom institute for islamic studies معهد العلوم للدراسات الاسلامية dhammaan Ummadda muslimiita gaar ahaan Soomaaliya ,Ahlu Cilmiga ay u h**eeyaan Culimada Ahlu Sunna Wal-Jamaaca iyo Ehelka qaraabada ,Axbaabta uu ka baxay Sheikh Abdiwahid Sheikh Isxaaq oo ka mid ahaa barayaasha Umadda Soomaaliyeed ay ka wareebeen Quraanka iyo dhaxalkii Nabiga scw ,
Raxmadiisa iyo Raali Ahaanshahiisa ilaahey haku dhareeyo anagana bacdigiis nama fidneeyo.
نسأل الله تعالى أن يتغمد معلمنا برحمته ويجعل قبره روضة من رياض الجنة، وأن يلهم أهله وطلابه وأصحابه ومحبيه الصبر والسلوان، وأن يجزيه عنا وعن الإسلام والمسلمين والمسلمات خير الجزاء وأن يجعله مع السفرة الكرام البررة من النبيين والصديقين والشهداء والصالحين في الفردوس الأعلى من الجنة إنه ولي ذلك وقادر عليه، وأن يمن على هذه الأمة بأمثاله، إنه سميع قريب مجيب.
إنا لله وإنا إليه راجعون.
اللهم لا تحرمنا أجره ولا تفتنا بعده واغفر لنا وله ولجميع المسلمين والمسلمات الاحياء منهم والاموات برحمتك يا ارحم الراحمين.
21/11/2025
hambalyo & boggaadin ku aada munaasabadda 21-ka November ee maalinta Uloom institute for islamic studies معهد العلوم للدراسات الاسلامية macalinka Soomaaliyeed u dirayaa
dhammaan macalimiinta soomaaliyeed.
Macallinku Waa tiirka ugu weyn ee horumarka Dalka. Waa gacanta kobcisa kartida Bulshada, akhlaaqda, Dhaqanka wanaagsan iyo aqoonta ay mustaqbalka ku dhisi doonaan, Dadaalka macallinku ma aha oo kaliya barid, balse waa dhisid qof, dhisid jiil, iyo dhisid qaranka mustaqbalkiisa.
Barayaasha Soomaaliyeed Ka bilaaw hooyo, Macallinka Quraanka iyo Macallimiinta iskuullada iyo Jaamacadaha waxay Dadka & Dalka ku leeyihiin abaal-weyn iyagoo ku soo shaqeeyey daruufo adag, walina ay ku sii shaqeynayaan. Waa barbaariyaasha jiilasha waxtarka u leh Dadka & Dalka.
Qiimaha macallinku bulshada ugu fadhiyaa waa mid aan la qiyaasi karin, waana hantida ugu qaalisan ee ay ummaddu yeelato.
05/08/2025
Hambalyo
Kaalinta aad ka gasheen imtixanka waxey muujineysa dadaalka joogtada ah ee aad u hurteen waxbarasha
Kartidiina, dulqaadkiina, iyo juhdigiina ma ahan wax la iska indho-tiri karo, waxana idiin rajeyneyna guulo kale oo waaweyn mustaqbalka.
Mac-hadka culuum qeybtisa xafada daryeel
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Guri Ceel