11/05/2024
11-05-2024 maalin sabti ah
Waxaa saaka si ramhi ah uga bilowday Dugsiga Warguduud Primary School imtixaankii ugu dambeeyey ee sanadka 2023-2024
Jawi wanaagsan ayuu ku bilowday ardayduna insha Allah waxay kala hiigsanaysaa dhibcaha ugu sareeya ee imtixaanka
Insha Allah waxaan rabbi ka rajaynaynaa in uu si guuleh noogu Soo dhamaado
Guul iyo farxad insha Allah