Aljazeera Computer Technology

Aljazeera Computer Technology

Share

Aljazeera Computer Technology – Xarunta horumarinta xirfadaha IT!

Waxaan bixinaa tababaro casri ah oo dhanka Computer Applications, Graphic Design, Video Editing, iyo Diploma in ICT.

πŸ’» Baro, horumari, oo furo fursado cusub

πŸ“ Gabiley, Somaliland

18/12/2025

🌟 Koorsooyinka ICT 2026 – Online & Offline! 🌟

Ma rabtaa xirfad cusub oo mustaqbalkaaga horumarisa? πŸ€”
Koorsooyinkayaga 2026 waxay kaa caawinayaan inaad barato barnaamijyo, naqshad, shabakado iyo xirfado kale oo muhiim ah.

βœ… Online & Offline – sida adiga kuu sahlan
βœ… Macallimiin khibrad leh oo ku hagi doona

πŸ“Œ Iska diiwaangeli hadda: Link Diiwaangelinta
πŸ“ž Nagala soo xidhiidh WhatsApp: +252-8337222

πŸš€ Ha seegin fursaddan – Baro maanta, hogaami berri! πŸ’»

Photos from Aljazeera Computer Technology's post 27/06/2025

Ma rabtaa inaad barato xirfado kaa caawin doona shaqo helis iyo horumar shaqsiyadeed?
Aljazeera Computer Technology waxay ku siineysaa tababaro xirfadeed oo dhamaystiran oo ay ka mid yihiin:

πŸ–₯️ Office Applications (Word, Excel, PowerPoint & More)
🎞️ Video Editing (Adobe Premiere Pro, Filmora & Others)
πŸ–ŒοΈ Graphic Design (Photoshop, Illustrator, Canva)

πŸ“Goobta: Gabiley, Somaliland
πŸ“œ Waxbarasho tayo leh + Shahaado rasmi ah
πŸ“† Fursad gaar ah inta lagu jiro fasaxa!

26/06/2025

Ka faaidayso 2 bilood ee fasaxa oo baro xirfadda computerka!!

05/06/2025

Eid mubarak dhamaan umada muslimiinta🫑

08/05/2025

Diploma of ICT

10/04/2025
06/04/2025

Register Now🫑

Photos from Aljazeera Computer Technology's post 03/04/2025

βœ” Computer Applications – Baro xirfadaha muhiimka ah ee Microsoft Office & software kale!
βœ” Graphic Design – Naqshadeyn xirfadeed oo casri ah: Photoshop, Illustrator & CorelDRAW!
βœ” Video Editing – Baro tafatirka fiidiyowyada si xirfad leh: Premiere Pro & After Effects!
βœ” Diploma in ICT – Xirfad IT oo dhammeystiran, albaabka fursadaha shaqo!

Isdiiwaangeli Maanta!
πŸ“ Gabiley, Somaliland
πŸ“ž +252-63 4237385
πŸ“§ [email protected]

01/04/2025

Aljazeera Computer Technology – Xarunta horumarinta xirfadaha IT!

Waxaan bixinaa tababaro casri ah oo dhanka βœ… Computer Applications | βœ… Graphic Design | βœ… Video Editing | βœ… Diploma in ICT. Hadafkeenu waa in aan kor u qaadno xirfadahaaga si aad ugu guulaysato xirfadaha casriga ah.

πŸ’» Baro, horumari, oo furo fursado cusub!

πŸ“ Gabiley, Somaliland
πŸ“ž 63 8337222
πŸ“§ [email protected]

28/02/2025

Ku baro graphic designka bisha ramadanπŸ‘¨β€πŸ’»

28/02/2025

Ramadan kariimπŸ‘¨β€πŸ’»

Want your school to be the top-listed School/college in Gebiley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Gebiley
252

Opening Hours

Monday 09:00 - 22:00
Tuesday 09:00 - 22:00
Wednesday 09:00 - 22:00
Saturday 09:00 - 22:00
Sunday 09:00 - 22:00