09/09/2023
Fasalo cusub oo heer walba leh.
Kaabe English Academy is an English college which provides English courses for all levels.
09/09/2023
Fasalo cusub oo heer walba leh.
07/09/2023
Placement test. Test your English level and join a new class.
06/09/2023
Fasalo kooban iyo manhaj caalami ah.
Come and register right now.
30/08/2023
26/08/2023
24/08/2023
Kaabe English Academy waxaa ka socotaa diwaangalintii ardayda qaadanaysa Speaking and Listening course.
Waqtiyada diwaangalintu waa 4 - 8 : 30 PM. Fasalada la qaadanayaa aad ayay u koobanyihiin!
23/08/2023
Bushaaro Bushaaro Bushaaro
Ma doonaysaa inaad horumariso luuqadaada Ingiriisiga si aad u dareento kalsooni buuxda? Hadda haddii ay jawaabtu tahay Haa, Kaabe English Academy Waxa uu qaadanayaa fasalo cusub bishan September iyada oo la raacayo Manhaj Caalami ah insha Allah.
Tirada fasaladu aad ayay u koobanyihiin. Isdiwaangalintu waxay ka socotaa xaruntiisa oo ku taal fooqa Oomaar ama kasoo horjeeda Boqor restaurant.
21/08/2023
Ku soo dhawoow Kaabe English Academy oo qaadanaya fasallo cusub oo gelin danbe ah
| Monday | 04:00 - 09:30 |
| Tuesday | 04:00 - 09:30 |
| Wednesday | 04:00 - 09:30 |
| Saturday | 04:00 - 09:30 |
| Sunday | 04:00 - 09:30 |