Madarasada barashada qur'aanka

Madarasada barashada qur'aanka

Share

Adegyadayada waxaa ugu horeeya barashada qur aanka kariimka ah

04/06/2024

Baro quraanka ama bar ad libantid aduun iyo akhiraba kucamir wakhtigaaga gaban barashada Hadalka ALLAAH
Online kubaro quranka iyo Culumta shareecada adoojooga gurigaga goobtaada shaqo

17/07/2020

Asc dhamaan walaaha somaliyeed meelkasta oo ay aduunka ka joogaan waxaan ugu busharaynaynaa in madarasada barashada quraanka kariimka ah ay idiin bilowday qur aankii online ka ahaa iyo culuumtii shereecada eekala duwanayd waxaanad nagala soo xidhiidhi dontaa skypkayaga ood ku soogali doonto magaca ah madarasada cabdilaahi ibnu mascuud ama imoda ama whats upka adoo ku safe garaysanaya phone number 0654194850 0634194850

Want your school to be the top-listed School/college in Gebiley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Gebiley