Caawiye primary and kg school
Caawiye primary and kg school waxa uu mar walba utaagan yahay barbaarinta ubadka iyo ka dhabaynta himilooyinka ardeyda.
Hambalyo shacab weynaha jsl 34 sano kadib guusha aynu gaadhnay
18/05/2025
21/11/2022
Waa maalintii labaad ee hu socdo Wareega tartanka Ciyaaraha kubadda cagta Ee dugsiga Caawiye primary and kg school
Waxa maanta wada ciyaaray fasalada 8aad iyo 5aad halkay guushu raacday Fasalka 8aad.
20/11/2022
Waxa maanta si rasmi ah u bilaabmay Tartan ciyaareedka kubadda Cagta Ee
Dugsiga Caawiye primary and kg school
Halkaas oo hay kutartameen Fasallada 6aad iyo 7aad Guushuna ku raacday fasalka 7aad
05/11/2022
Bilawga daahfurka tartamada Ciyaaraha iyo Aqoonta ee dugsiga Caawiye primary and kg school ✍⚾️⚽️
19/10/2022
Qaar kamid ah sawirada xaflada sagootinta ardaydii ka qalin badalatay Fasalka 8aad ee dugsiga Caawiye primary and kg school Laguna soo dhawaynayey ardayda cusub ,
Sidokle lagu abaal mariyay ardaydii kaalmaha h**e gashay .
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Caawiye
Gebiley
18/05/2025
05/05/2025