Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley

Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley

Share

dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley

27/02/2025

Hambalyo hambalyo dhamaan ardeyda Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley dufcadii 3aad oo maanta ka qalinjabisey dugsiga anoo ku hadlaya afka maamulaha dugsiga waxaan hambalyo iyo boogaadin udiraya ardeyda dadaalka iyo kartida badan bixisey mudadii waxbarashadu usocotey iyo sidoo kale macalimiinti iyo Mamulki ku suntanaa maamul wanaaga hambalyo markale

Photos from Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley's post 13/01/2025

πŸ“’πŸ“’ogeysiis ogeysiis πŸ“’πŸ“’
Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley waxa uu qaadanaya ardey cusub oo barasha cakega (cake decorating)

Waqtiyada classka
Labacisho weega sabti iyo axad

Wixii faahfahina kala xidhiidh
πŸ“ž 0637925507
πŸ“ž0634604767

29/10/2024
21/05/2024

Xuska 18ka may ee sanad guradii 33aad iyo ardeyda Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley

28/04/2024

πŸ“’πŸ“’Ogeysiis ogeysiis πŸ“’πŸ“’πŸ“’
Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley waxa uu qaadanaya ardey cusub ee xirfadaha kala duwan sida
1. Dawaarka
2.henna art( xirfada xinaha)
3.make up art( qurxinta wajiga)

Wixii faahfaahina kala xidhiidh

πŸ“ž0637 925507
πŸ“ž0634604767

Photos from Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley's post 17/03/2024

Msha allah.
Waxan halkan hambalyo iyo boogaadin uga diraya macalimiinta dugsiga oo lagu maamusey shaahaado sharaf ay ku muteysteen waxqabadkooda maalinleh ee ay ka hayaan Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley hambalyo hambalyo

Photos from Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley's post 17/03/2024

Hambalyo hambalyo
Ardeyda ugu sareysey qeybta ABE section

09/03/2024

Hambalyo hambalyo markale hooyoyinka iyo sidoo kale habalaha ka qalinjabiyey dugsiga dhaamaan qeybaha kala duwan ee dufcadi 2aad

Akhriska iyo qoraalka
Dawaarka
Cunto karinta
Makeup art
Henna art

09/03/2024

Hambalyo hambalyo.
Fardawsa c/kariin c/qaadir
Ardayadi ugu sareysay qeybta henna art oo ku guuleysatey agabka henna art

09/03/2024

Hambalyo hambalyo.
Ayaan c/qaadir cige
Ardayadi ugu sareysey qeybta make up artist oo ku guuleysatey qalab makeup oo dhameystiran.

Photos from Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley's post 09/03/2024

Hambalyo hambalyo.
Jamiila maxamed maxamud
Ardayadi ugu sareysey qeybta cunta karinta oo kuguuleysatey oven.

Photos from Dugsiga dhaqaalaha guriga gabiley's post 09/03/2024

Hambalyo hambalyo.
Feysa cisman c/lahi
Aradayadi ugu sareysey qeybta dawaarka oo ku guuleysatey qalab dawaar oo dhameystiran

Want your school to be the top-listed School/college in Gebiley?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Laagbarko
Gebiley