Nasoo buuqo oo kaalay isdiwaangali ama caruurtaada diwaan gali
Siraaj Secondary School
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Siraaj Secondary School, School, Gebiley.
28/01/2023
Fasax qaatay 20 maalmood ka dib saaka waxabarashadii ayaa si toosha uga bilaabantay Dugsiga Sare ee Siraaj Girls Secondary School
Dugsiga Sare ee Siraaj waxa si toosa waxbarashadu uga bilaabmi doonta maalinta Axada 7-August - 2022.
30/07/2022
Dugsiga sarre ee Siraj qaybtiisa hablahu waxa uu qaadanayaa arday cusub. Sannad dugsiyeedka 2022 - 2023. fasallada uu qaadanayaa waa: Form One iyo Fom Two.
30/07/2022
Mid ka mid ah macalimiinta iyo aas-aasayaasha dugsiga sare ee Siraaj. Maxamed Dayib Nuur
27/07/2022
Mid ka mid ah macalimiinta iyo aas-aasayaasha dugsiga sare ee Siraaj Secondary School. Mahdi Xaashi
22/07/2022
Mid ka mid ah macalimiinta iyo Aas-aasayaasha dugsiga sare ee Siraaj. Axmed Xuseen
22/07/2022
Dugsiga sare ee Siraaj waa dugsi hablaha u gaar ah, lagana furay magaalada Gabiley.
Diwaangalintu waxay maalinta berri ah ka bilaabmaysaa Xarunta dugsiga Siraaj oo ku dhagsan masjid Tawxiid.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Website
Address
Gebiley