Al Irshaad Primary School Gabiley
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Irshaad Primary School Gabiley, Education Website, Gebiley.
18/05/2026
Dugsiga Al irshaad gebiley primary school oo manta si mug iyo miisan leh uga qayb qaatey xuska 18 may
05/05/2026
Maamulka dugsiga Gabiley primary school iyo Isku duwaha ciyaaraha gobolka gebiley ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 5/5/2026 si rasmiya uga furey dugsiga tartanka ciyaarta kubada cagta oo ay kutartamayaan fasalada dugsigu.
04/05/2026
Ardayda Gabiley Schools (Al-Irshad) oo ka qayb galayey Tartanتحدي القراءة العربي (Arab Reading Challenge) oo Heer Qaran ah ayaa ku jira Wareegyadii u danbeeyey.
Waxay loolan adag kula jiraan Dugsiyada ay maamusho hay’adda Direct-Aid ee guud ahaan Deegaanada Soomaalida. 📖
Hadafku waa mid weyn: Ardayga halkan ka soo baxa waxa uu u Safridoonaa magaalada Dubai, si uu uga Qaybgalo Tartan heerka caalamiga ah ee Dalalka Carabta (المستوى العالمي). ✈️🏆
11/04/2026
Maanta oo ay taariikdu tahay(011.04.2026)waxa maamulka Dugsigu daahfurey barnaamijka tartanka aqoonta oo lagu qabtey xarunta dugsiga Hoose/Dhexe , waxaana lagu furey labada fasal ee kala ah 8A iyo 8C, halkaas oo guushu ku raacdey fasalka hablaha 8C.
08/04/2026
Dr. Muxyadiin Hassan, oo ah dhakhtar caafimaadka ilkaha ah, kana hawlgala Gabiley Dental Clinic ayaa saakaa Wacyigalin ku saabsan caafimaadka iyo daryeelka ilkaha u jeediyey Ardayda Dugsiga Gabiley primary school
Ujeeddada muxaadarada ayaa ahayd in ardayda lagu wacyigeliyo muhiimadda ay leedahay nadaafadda afka iyo ilkaha, ka hortagga suuska, iyo hababka saxda ah ee loo ilaashado caafimaadka ilkaha si ay uga fogaadaan dhibaatooyin mustaqbalka ku yimaadda.
21/02/2026
Wakhtiga Rawaxaada Dugsiga.
14/02/2026
Xaflada Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha koowaad gashashay itaxaanaadkii kalka koowaad ee sanad Dugsiyeedka 2025-2026
25/01/2026
Waqal Development Organization ayaa tababar u qabtay dugsiga Gabiley Primary kuna saabsan gargaarka degdegga ah, kaas oo muhiim u ah badbaadada ardayda, isla markaana sanad walba si joogto ah loogu qabto si kor loogu qaado wacyigelinta iyo diyaar garowga xaaladaha degdegga ah.
24/01/2026
Mayirka Gabiley ayaa sakaa Booqday Dugsiga Al-Irshaad Primary, Gabiley
Maamulaha Dugsigaasi Yasin Xasan Cumar iyo Maamule kuxigeenka Shabcaan Maxamed Axmed ayaa Dugsiga kusoo dhaweeyay Maayirka.
21/10/2025
Wacyi galinta Ardayda ee saf arooryaadka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Gebiley